Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo hawl-gal ay ku sifaynaayaan Al-shabaab kawada Buuraha Golis.

 

Ciidamada oo sifaynaaya Al-shabaab

Ciidamada oo sifaynaaya Al-shabaab

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa bilaabay hawgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ee ku dhumaalaysta Buuralayda Calmadow ee Puntland, Ciidamada ayaa hawgaladan si rasmi ah u bilaabay Mudo Labo maalmood ka hor ah waxayna sheegayaan inay ka gaareen guulo la taaban karo iyagoo la wareegey fariisimo Muhiim ah oo ay kooxdaasi ku lahayd Buuralayda Gobalka Bari ee Puntland,

 

Jaamac Afgaduud, Taaliyaha Ciidanka Daraawiishta aaga Buuraha Golis

Jaamac Afgaduud, Taaliyaha Ciidanka Daraawiishta aaga Buuraha Golis

Taliyaha Ciidamada Darawiishta ee aaga Buuralayda Calmadow Col:- Jaamac Saciid Warsame (Afgaduud) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inya ciidamadu si rasmi ah u bilaabeen hawgalo baaxad oo ay kooxda argagixisada kaga sifaynayso dhulka Puntland gaar’ahaan Buuraha calmadow oo la sheegayey inay wayadii u dambaysay si aada ugu soo badanaayeen, Taliye Afgaduud ayaa sheegay inay Gacanta ku dhigeen Saldhigyo ay lahayd kooxdan katirsan Al-shabaab ayna sidoo kale gacanta ku dhigeen agab Muhiim oo ay kooxdani ka carartay,Taliyaha Ayaa sheegay inay kooxdani ukala firxatay buuraha ayna ciidamadu weli sii cayrsiinayaan firxadkoodii, Wuxuuna wacad ku maray inaysan ka hari doonin illaa ay ka sifeeyaan degaanada ay ku sugan yihiin, Taliye Afgaduud waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyey inay Dhawaan soo afjari doonaan Kooxdan katirsan Al-shabaab,

 

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay inay sii socon donaan Hawlgaladu.

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay inay sii socon donaan Hawlgaladu.

 

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo isaguna ka hadlay Hawlgaladan ayaa ku tilmaamay hawlgalo si rasmi ah bilowday oo ay Dawladu ku go’aansatay inay Buurahan kaga sifayso kooxdan Mudada dheer ku dhuumalaysanaysay  buuraha calmadow amnidaradana ka gaysta degaanada Puntland, Wuxuuna sheegay inaysan Hawlgaladani joogsan doonin illaa Buuraha Calmadow laga sifeeyo kooxaha Al-shbaab.

 

Al-shbaab oo ka firxanaysa buuraha Golis

Al-shbaab oo firxanaysa buuraha Golis

Wararka madaxa banaan ee aanu ka helayno Buuraha Golis ee ay ciidamada Puntland ka wadaan hawlgalada ayaa sheegaya inaysan ciidamada Puntland weli la kulmin iska caabin sidaas u weyn ayna kusii durkanayaan saldhigyada ay kooxda Al-shabaab ku lahayd buuraha Golis waxayna wararku intaas ku darayaan in kooxdaasi ay u cararaayaan degaanada kayma ah ee Buuraha calmadow, Hawlgalada ay Dawlada Puntland ka bilowday degaanadan ayaa kusoo aadaya xili ay dhawaan Al-shabaab ku hanjabtay inay la wareegi doonto Dhulka Puntland ayna ka taagi doonto calankeeda Madow.

 

Galgalanews.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (106)

  1. It’s actually a cool and useful piece of information. I’m glad that you shared this useful info with us. Please keep us informed like this. Thanks for sharing.

  2. Dreary Day

    It was a dreary day here yesterday, so I just took to messing around online and realized

  3. Wikia

    Wika linked to this place

  4. Sweet blog! I found it while browsing on Yahoo News. Do you have any tips on how to get listed in Yahoo News? I’ve been trying for a while but I never seem to get there! Many thanks

  5. An fascinating dialogue is value comment. I believe that you must write extra on this topic, it won’t be a taboo subject however usually persons are not enough to speak on such topics. To the next. Cheers

  6. TOEFL prep says:

    Looking around

    I like to browse around the internet, regularly I will go to Digg and read and check stuff out


Comments are closed.

galaydh Galaydh oo Taageero u tegay Mudug
- Jul 21, 2014
Bursaalax(Galgalanews) Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo Mar Noqday RW Somaliya kana mid ah Dadka ...
wariyaal Puntland:- Maalinta Madow Julay-21-2014-
- Jul 21, 2014
Barlamaanka Puntland ayaa ansixiyay Duhurnimadii Maanta Xeerka Warbaahinta oo Maalmihii ugu dambaysay horyaalay Golaha ...
soofe Puntland:- Garaad Soofe oo Taariikhdiisa laga hadlay DHEAGSYO
- Jul 21, 2014
Waxaa magaalada Buhoodle lagu aasay Garaad Abdulahi Garaad Soofe oo ka mid ahaa isimada ...
dayib Puntland:- Magcaabis Aan isu Dheeli-Tirayn
- Jul 21, 2014
Madaxweynaha PL ayaa wali Si is-daba Joog ah u Magcaabaya Kooxihii kala soo shaqeeyay ...
ssdf1327893897 Puntland & SSDF Yaan laysku Khaldin!!
- Jul 20, 2014
  "- Puntland & SSDF-- Halaka Saaro!! Somaliya ,wax Bur-Burisay SSDF USC,SNM,Laakiin Yaan qolo Gaar ...
9-Year-Old-Groom-Marries-62-Year-Old-Wife-Again South African schoolboy aged NINE marries 62-year old woman
- Jul 19, 2014
Puntlandsun.com  Nine-year-old Saneie Masilela has become the world’s youngest groom for the second time after remarrying the ...