Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso:barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Soomaaliya

Barnaamijka waxaan ku soo qaadany qodobo aad xassasi u ah sida hawl galkii faransiisku ay ka geesteen koonfurta soomaaliya dagaalo ka dhacay jubooyinka madaxweynaha somalya oo la kulmay dhigiisa mareeykanka iyo wariye lagu dilay magaalda muqdisho

barnaamijka oo ah todobaadle ayaad maalin kastoo jimcaha ka dhageeysan  kartaan mareegta galgalanews.com \

 

waxaana todobaadkaan barnaamijka idiin soo saaray Jaamac ukun waxaana kalla qeyb qaatay wariye Tawakal Cibaare Diirye 

 

Hoos ka dhagayso barnaamijlka oo Dhameestiran

barnaamijkoo

By; Jaamac Ukun


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (101)

  1. Say, you got a nice article.Much thanks again. Great.


Comments are closed.

garaad jama sawir “Garaad Jaamac Reer Khaatumo Heeryada Gumaysiga iska Roga” VIDEO
- Jul 29, 2014
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa khudbad Xasaasi ah oo aan Horay looga arag ka ...
??????????????????????????????? Puntland:- Gudoomiyihii Baarlamaanka oo Reer Qardho la Ciiday +Sawiro
- Jul 28, 2014
Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn loogu ciiday magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka ...
Ceerigaabo & Badhan Sidee looga Ciiday VIDEO Ceerigaabo & Badhan Sidee looga Ciiday VIDEO
- Jul 28, 2014
Xarunta G/Sanaag ee ceerigaabo iyo Xarunta labaad ee Degmada Badhan ayaa si diiran looga ...
gaas ciida Puntland:- Sawiradii Ciida & Garoowe
- Jul 28, 2014
Puntlandsun.com Madaxweynaha PL ku Xigeenkiisa Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo qaar ka mid ah Culumada isimada ...
bosaso ciid Bosaaso iyo Ciida Sawiro
- Jul 28, 2014
Magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari waxaa maanta siweyn la isugu soo baxay maalinta ciida ...
garaad jama sawir Warqad Furan Oo Ku Socota Garaad Jaamac Garaad Cali
- Jul 27, 2014
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh   Garaad Jaamacoow waxaad tahay ...