Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

FALANQEYN: Xassan haduu liqay Saacid, Faarax-na maaliyadda iyo bangiga dhexe isagaa heysta

Kaadiriin farabadan oo falanqeeya siyaasadda Soomaaliya ayaa waayadanba tilmaamayay in Madaxweyne Xassan Sheekh oo labo awoodood dalka ku hagayay taasoo kala ah awoodii madaxweynaha iyo tii Ra’iisul wasaaraha oo uu isku darsaday, maadama sida muuqata awoodii fulinta ee dalka ay ku aruurtay gacanta madaxweyne Xassan Sheekh, halka Ra’iiusl wasaarihii Dalka Dr. Saacid uu kaliya ku akaaday magacaabista oo qura iyo isu soo baxyada Muqdisho ka dhaca.

“Hadii madaxweynuhu qaatay awoodii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Faarax Sakiin wasiiru dowlaha madaxtooyada ayaa isaguna ah mataaha wasaaradda maaliyadda iyo guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ”  HALKAAN KA AKHRI WARBIXIN XIISO BADAN


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

hiiraan Wadaad Caana oo lagu dileyey beled-weeyen
- Sep 30, 2014
Magaalada Baledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay Kooxo hubaysan ku dileen Wadaad si ...
jaqanfa Bosaaso oo Howl-Gal laga Sameeyay DHEGAYSO
- Sep 30, 2014
Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa hawlgal ay sameeyen kuso qabtay dhalinyaro tiradoodu gaarayso Toban,kuwaas ...
Waraysi Dr Saadiq Eenow  VIDEO Waraysi Dr Saadiq Eenow VIDEO
- Sep 30, 2014
London( Galgalanews) Wasiirka Caafimaadka PL Dr Saadiq Eenow ayaa Magaalada London ku Sugan waxana ...
ciiampo Dhegeeyso :Dhahar oo Ciidamo puntland Gaareen
- Sep 29, 2014
Degmada dhahar ee xarunta gobolka haylaan ayaa waxaa maanta gaarey cutubyo ka tirsan ciidamada ...
oday mudug DHEGAYSO:- Nabadoon Lacagi kaga maqan-tahay Madaxtooyada PL
- Sep 27, 2014
” Wafti Madaxweynihu hogaaminayay Ayaa degmada Garacad Yimi ilaa Lix boqol Ruux bay ahaayeen ...
cali haaji warsame DHEGAYSO:- Puntland oo Wada hadal Codsatay
- Sep 27, 2014
(Gaalkacayo- Puntlandsunc.com) Wasiirka Wasaarada Tacliinta Sare Cali Xaaji Warsame oo Magaalada Gaalkacayo gaadhay  ayaa ...