Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Talo siinta dawladda By Ibraahim M H Huruuse

Waxan soo dhoweynayaa  aqoonsiga dawladda  Maraykanku siisay dawladda Soomaaliya .
Waxan  markale ku faraxsanahay anigoo ah Soomaali American  in dawladdaydii labaad noqotay dawladdii ugu horeeysey ee aqoonsata dawladda Somaliya taasoo aan u malaynayo in somaalida maraykanku qaybkaqaateen arintaa. Waxan dawladda Somaliya odhanlahaa
1-Marka aydin ka hadlaysaan guulaha aynu gaadhney waa inaad xustaan dawladdii  Kumaeelgaadhka ahayd iyo dadkii lashaqeeyey sida Puntland oo kale kuwaas oo suurta geliyey in aynu kumeelgaarkii kabaxno  Salaan Carabey waxa laga hayaa Waxba yaanu xeerkay imarin Xoolana isiine Xaashaa e nin libinkaa xastiyey xumihi waa yaabe.

2-Marka laleeyahay Masuuliinta dawladdu hawada muuqdeen macneheedu maaha hays qabteen waa ninkastii shaqadii loo idmaday haqabto siloo arko awood qaybsigii lagu heshiiyey  3-arimaha Jubbaland waa lagama maarmaan in dawladdu doorku lahaato belse yaan latuuriin shaqadii  ay dawladdaha derisku inoosooqabteen arintuna yaanay u ekaan Xiligii dagaal oogasha  oo Gobolada Jubbooyinka lootartami jirrey


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

2015215635595822541076595BerberaPort Somalia: DP World to run Somaliland’s Berbera Port
- Apr 25, 2015
Dubai-based firm, DP World is eyeing contract to handle services at Berbera port in ...
images Abaal Nin Guddaa loo Gallaa ( Abuukar Qaad-ka Carar)
- Apr 25, 2015
Arar" Gol-Gol Dhig" Murti baa leh: “Abaal raag rag baa leh” mid kalana waxay ...
cali waraabe “Faisal Cali Waraabe Bosaaso Ka Horumarsan Hargaysa” ( Muuqaal)
- Apr 24, 2015
(Hargaysa-Galgalanews) Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga  UCID oo Somaliland dib ugu soo laabtay waxana ...
Guddiga Dhismaha Jidka Ceel-daahir & Ceerigaabo VEDIO Guddiga Dhismaha Jidka Ceel-daahir & Ceerigaabo VEDIO
- Apr 24, 2015

baaq1 Baaqan waxaa soo diray qurbajoogta Beesha Ugaadhyan ee North America.
- Apr 23, 2015
  Tacsi & Baaq Baaqan waxaa soo diray qurbajoogta Beesha Ugaadhyan ee North America. Annaga oo aad ...
sahmais Dhageyso: Xoghayaha Xisbiga (UCID) ee Canada Shamis Qardo Jeex “Suldaan Waber meel dheer majiro
- Apr 23, 2015
Dhageyso: Xoghayaha Xisbiga (UCID) ee Canada Shamis Qardo Jeex oo Kuhor Kuftey Madasha#60 "Suldaan ...