Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hayland:- Faah Faahin Wafti Wasiiro ah oo ka soo Laabtay Dhahar +Sawiro

Dhahar:(GalGalanews) Wafti balaadhan oo uu Hormuud u ahaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha PL Siciid Xasan shire ayaa Maalmahan ku Sugnaa Magaalada Dhahar ee Gobolka Hayland Xarunta u ah.

Waftigaasi waxay ka Koobnaayeen Wasiiro iyo Wasiiro ku Xigeeno,  Gudoomiyaha G/Hayland iyo ku Xigeenkiisa, Duqa Degmada Dhahar iyo Masuuliyiin kale, Ujeedkooda ayaa ahaa inay Bulshada Gobolkaasi kala soo hadlaan sidii loo Taaba Galin lahaa Nidaamka Xisbiyada Badan ee PL u Hayaantay isla markaana Waxqabadka Xisbiga Dowlada looga dhaadhicin lahaa. [Sawirad Kulankii Urada Dhahar]

Wararkii Safarkooda ee Hore Riix Halkan

Muuqaalka Waftigaasi Hoos ka eeg


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

sheekh Atam oo la Fasaxay
- Dec 20, 2014
( Muqdisho- Galgalanews) Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa liiska cuna qabateynta ka saarey Sheekh ...
ahmed Puntland:- Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo lagu soo dhaweeyay ( Sawiro)
- Dec 18, 2014
( Garowe- Galgalanews) Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo ka mid ahaa raggii loo saadaalinayay ...
Ciidamo Garaad Cali Ciid oo Ka hadlay RW Cusub
- Dec 18, 2014
Afhayeenka Issimada Dowladda Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa markii ugu horeysay baaq u ...
IB0A5408-495x330 Puntland oo horey ka taageertey Cumar Cabdirishiid, Jubbaland oo u yara kaadineysa
- Dec 18, 2014
Maamulka Puntland ayaanan la daahin soo dhaweynta magacaabista Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke ee Ra’isulwasaarenimada ...
9459_musuq-maasuqSMALL-200x200 (1) Haweeneey Somali ah & Ninkeeda oo lagu xiray Maraykan Musuq masuq ayay sameyeen
- Dec 18, 2014
Haweeneey Soomaali ah iyo nin keeda ayaa waxay lacago farabadan ka dhaceen xarumo xanaano ...
Sierra-Leone-troops- Ciidamada dalka Sierra Leone oo Gebi ahaanba ka baxaya Dalka Soomaaliya
- Dec 18, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Kismaayo ayaa ...