Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Xasan Sheekh oo u Jawaabay M.Siilaanyo [DHEGAYSO]

Muqdisho:(GalGalanews) Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay warkii ka soo Yeedhay Maamulka Somaliland Madaxwaynaheeda Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee ahaa Aqoonsiga Maraykanka ee Somaliya taasi oo Madaxwayne Siilaanyo ku Tilmaamay Mid aan Saamayn ku Yeelan karin Siyaasada Gudaha iyo Dibada ee Maamulkiisa.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo Dibada dalka ku Sugan ka Jawaabay warkii Madaxwayne Siilaanyo waxana uu xusay in Aqoonsiga USA ee Dowlada Somaliya ay Guul la taaban karo u tahay Guud ahaan Somaliya.

Arrimaha Somaliland isaga oo ka hadlaya ayuu Sheegay in Somaliland ay ka Faa”iidaysato Dhaq Dhaqaaqa Siyaasadeed ee Beesha Caalamku ay wado.

 

Xaalada Siyaasadeed ee Somaliland.

Dowlada Britain oo aad u Badhi-taari jirtay Somaliland ayaa dhawaan War-Saxaafadeed ay soo saartay ku Sheegtay in Guud ahaan Shaqaalaha ka soo Jooga Gudaha Somaliland ay si Deg Deg ah uga soo Dhoofaan,waxana lagu Sababeeyay Arrinkaasi mid Amaanka Ku lugleh iyo Hanjabaado  soo Gaadhay Shaqaalaha Ajaanibka ah ee ku Sugan Gudaha Magaalooyinka Somaliland.

Dhawaaqa ka soo Yeedhay Dowlada UK ayaa waxa aad uga xumaaday Shacabka iyo Siyaasiyiinta Somaliland, Banaanbaxyo ayaa laga Abaabulay Hargaysa kuwaasi oo lagu Muujinayo sida ay Reer Somaliland uga xun yihiin Hadalka Dowlada UK ka soo Yeedhay.

Hoos ka Dhegayso Waraysi BBC-da

Madaxweyne Xasan: Aqoonsiga maslaxad ayaa ku jirta


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

risks-300x177 The Risks of Press Freedom in Ogaden
- Apr 14, 2015
(Adis-Ababa- Galgalanews) INSIDE OGADEN  In this report, we shall discuss, analyse and give an ...
Baaq Odayaasha G.Sanaag (VIDEO) Baaq Odayaasha G.Sanaag (VIDEO)
- Apr 13, 2015
(Bosaaso-Galgalanes) Odayaasha G.Sanaag ayaa Baaq ku taageeray Go'aankii  Maal-qabeenada PL ee ay ka soo ...
Capture17 The New Face of Somalia
- Apr 12, 2015
BY AARON CHRISTENSEN Political maps do not reflect the world as it really is but ...
11149324_632666113544421_5895521300973603893_n Isimada Maakhir ee Dhabta ah
- Apr 10, 2015
(Badhan-Galgalanews) Shir maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, oo ay isugu yimaadeen ...
boqorka1111 Beesha Beesha Siciid Harti (Dhulbahante)oo si qurux badan Boqor Burhaan Magaaladda Minneapolis usooo galbisay
- Apr 10, 2015
Minneapolis [GGNews] Beesha Siciid Harti (Dhulbahante) ayaa soo dhaweyn ballaaran ugu sameysay magaalada Minneapolis ee ...
Abaal_marin_Kuwait_DSC52391 Kuwait Fund: Signing Agreement in the Republic of Djibouti
- Apr 9, 2015
A Framework Agreement was signed between the Government of the Republic of Djibouti and ...