Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hargaysa:- Dalsan iyo Rays oo Kulmiye ku Shubtay

Hargaysa:(GalGalanews) Labadii Urur ku Hadhay Doorashadii Somaliland ee dalsan iyo Rays ayaa ku Biiray Kulmiye oo ah Xisbiga Talada Somaliland, Haya wakhtigan.

Madaxwayne Siilaanyo ayaa Khudbadiisii uu Sanadkan Jeediyay ku Amaanay Labadan Urur oo ka mid ahaa  Ururadii Doorashada ku Dhacay,waxa uu Sheegay inay ahaayeen kuwa Muujiyay Dadaal iyo Dulqaad.

Maanta ayay Shaaciyeen inay ku Biireen Kulmiye, ilo wareed hoose baa sheegaya in Loo balan qaaday Laba Gudoomiye ee Ururadaasi Xilal ay ka mid Yihiin Wasiiro, laguna Darayo Golaha Dhexe iyo Fulinta maadaama dhawaan la qaban doono Shirwaynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye uu dhawaan Furmayo.

 

GalGalanews.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

aas Puntland:- DHEGAYSO Khudbadii Madaxda ee Safarkii Garaad Saleebaan
- Jul 26, 2014
Madaxweynaha PL iyo ku Xigeenkiisa ayaa hadal ka jeediyay Madaxtooyada markii lagu soo dhaweeyay ...
7 Badhan:- Hay’adda Adeso oo Maxaabiis ku Wareejisay Gogol +Sawiro
- Jul 26, 2014
Puntlandsun.com Hay’ada Adeso ayaa  Gogol Gudoonsiiyay Maxaabiista ku jirta Saldhiga Dhexe ee degmada Badhan, Agabkaasi ...
saleebaan “Garaad Saleebaan Khaatumo Waa dhalanteed”DHEGAYSO
- Jul 26, 2014
Puntlandusn.com Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa Maanta  Julay 26-2014- Gaadhay Caasimada PL ee Garoowe waxana ...
saleebaan Puntland:- Garaad Saleebaan oo Gaadhay Garoowe +Sawiro
- Jul 26, 2014
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimadda Sool,Sanaag iyo Cayna ayaa waxaa ...
daad Midnimadu Waa Furaha Nabadda iyo Cadaaladda Waana Cadowga shaydaanka
- Jul 26, 2014
 Waxaan ku Bilaabayaa Magca Alle ee Naxariis oo dhan Iska leh.   Qisadii Allah swtc inooga ...
cashara sawir fiican Shirka Xingalool oo laga hadlay DHEGAYSO
- Jul 24, 2014
Puntlandsun.com Cawad Axmed Cashara ayaa taageeray Shirka Degmada Xingalool loo Balansanyahay dhawaan waxa uu Shirkaasi ...