Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dr Faroole oo ka hadlay Dilkii Suldaan Muuse Onkod

Garoowe:(Galgalanews) Madaxwaynaha PL ahna Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Horseed ayaa warbaahinta Gudaha la hadlay waxana uu sheegay inuu ka xun yahay dilkii Suldaankii Maanta Bosaaso lagu dilay isaga oo xusay inay ka danbeeyeen Kooxo Nabad dii ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dr Faroole ayaa qoyskii uu ka Geeriyooday u diray Tacsi balaadhan waxana uu sheegay inuu PL oo dhan  ka Geeriyooday Suldaanku.

Suldaan Muuse Onkod ayaa lagu dilay  Agagaarka Maxkamada Magaalada Bosaaso waxana dilay Koox Hubaysan oo Aan la aqoon Saldhigooda Rasmiga ah.

Laamaha Amaanka Bosaaso ayaa laga soo xigtay inay hayaan Raad cad oo Muujinaya cida dishay Suldaanka.

 

GalGalanews.com

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

Basic Methods On The Way To Make The Most Out Of Your A Credit Card
- Aug 23, 2014
Credit cards ϲɑn be the step tߋ unleashing the lifespan you've wаnted. Havіng a ...
Debt Resolution Companies – Mortgage Loan Recommendations Every person Should Try Out
- Aug 23, 2014
For novices and knowledgeable ɦome customers, navigating tɦе house loan approach сan be frustrating ...
Debt Consolidation Review Money – Home Home mortgages: What You Need To Know
- Aug 23, 2014
Obtaining a home mortgage can occasionally ƅe very difficult. Sɦould yoս be lօoking foг ...
Expert Consultancy On Creating The Right Wines Choices
- Aug 23, 2014
There are numerous of methods tҺat wines might bе enjoyed, lіke sangria, spritzers and ...
Education Loans: What You Should Know
- Aug 23, 2014
Αre yoս trying to find methods to participate іn school but they ɑre concerned ...
What weblog Software ought To I Use?
- Aug 23, 2014
User management: It should have different rights and permissions for the user so that ...