Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Midowga Afrika oo Sheegay in Al-Shabaaba ay u soo Guureen Somaliland iyo PL

Adis-Ababa:(GalGalanews) Midowga Afrika ayaa sheegaya in  Al-Shabaab oo looga Awood Roonaaday Gobolada Koonfurta Somaliya ay gabaad ka dhigteen Gobolada PL iyo Somaliland.

Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mahamet Annadiff Saleh ayaa sheegay in Kooxdaasi markii lagu Jabiyay Koonfurta Somaliya ay Dhuumalaysi ku Galeen Xuduudaha Somaliland iyo PL ay wadaagaan.

Hadalkan ayaa imanaya xili WasiirkA Arrimaha  Gudaha Somaliland uu Sheegay in Al-Shabaaba y Ku soo qul qulayaan Somaliland,waxa uu xusay inay Cafis u Fidindoonaan Dhalinyarada Reer Somaliland ee la Marin Habaabiyay ahse ahaayee wuxuu Meesha ka saaray in Raga ugu Caansan Al-Shabaab ee Somaliland ka Jeeda ay Galeen Danbiyo Caalami ah isla markaana aan Marnaba La Cafiyi Doonin

GalGalanews

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

ciyoon2 Badhan:- M.Ciyoon oo Shaahado Helay
- Sep 18, 2014
Ururka ardayda Sanaag ee wax ka barta jaamacadaha iyo macaahida dalka Suudaan ayaa saaka ...
images DHEGAYSO:- Gaalkacayo Hakad ku Yimi Gaadiidka Dad-weynaha
- Sep 18, 2014
waxaa saaka shaqo joojin lagu sameeyay gaadiidka ay dadka raacaan ee bii'eelka sababo la ...
kaatumio Daawo VIDEO:- RW Somaliya oo ka Jawaabay”Arimaha Khaatumo & Somaliland
- Sep 18, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdwali sheekh Axmed  ayaa shalay galabkhudbad ka jeediyay xarunta Chatham House, ...
Taariikhda Xingalool oo Dib loo eegay VIDEO Taariikhda Xingalool oo Dib loo eegay VIDEO
- Sep 18, 2014
Muuqaal Ka hadlaya Taariikhda Degmada Xingalool ayaa la Baahiyay'waxana lagu Waraystay Sheekh Mursal Siciid ...
shaqo Kormeer Puntland:- Shaqo Ka Fadhiisin Ma Haliilidoontaa!! +Sawiro
- Sep 17, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Madaxda Puntland Ma Jecla Haba Yaraatee" Wasiirka Talaabada Dheerya ee si ...
images (3) Daawo Faysal Cali waraabe oo Madaxtooyada dhexdeeda ugu hanjabay siilaanyo
- Sep 17, 2014
Hargeisa (Kalshaale) Waxaa maanta magaalada Hargeisa Buuq kusoo  dhaamaday kulan Axmed Siilaanyo uu yeedhay Labada ...