Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London

London”(GalGalanews)

OGEYSIIS DEG DEG AH:

Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London

Ummadda Soomaaliyeed ee nabada jecel waxaa lala socodsiinayaa in ururka Sahal iyo jaaliyada UK ay wada dhigi doonaan mudaharaad looga soo horjeedo qaabka hogaanka uu dalka ku wado madaxwayne Xasan Shiikh. Jaaliyaddu waxay aad uga xun tahay siyaasaddaha guracan xun ee uu la soo baxay Xasan Sheekh, taasoo jaaliyada UK ay ka cabsi qabto in dalka uu galiyo markale dagaal sokeeye.

Ujeedada mudaharaadku waa inaan muujino inaan kasoo horjeedno ku dhaqan la’aanta dastuurka fadaraaliga ah, hantida iyo guryaha ee Muqdishu lagu haysto ilaa 1991, qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyo farogalinta ay dawladu ku hayso maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, iyo xadgudubka, caburinta lagu hayo suxufiyiinta ka hawlgasha Muqdisho. Mudaharaadka waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda:

Maalinta: Isniin

Taariikhda: 04.02.2013

Saacada: 3:30 ilaa 6.30pm

Barta kulanka ka hor mudahaaradka: St James’s Square

Goobta mudaharaadka: Chatham House, London, SW1Y 4LE

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriir taleefanada hoose ku qoran:

1.    07428639219

2.    07983540388

3.    07985438544

4.    07535835783

5.    07956590026

Fiiro gaar ah: Fadlan soo qaadata dharka qaboobaha oo usoo diyaargarow inaad dibada u taagnaato badbaadinta dadkaaga, dalkaaga iyo damiirkaaga.

Waxaa imaan doona warbaahinta noocyadeeda kala duwan ha moogaan oo ha ka maqnaan mudaharaadkan oo noqon doona mid taariikhi ah insha allah.

Wabillaahi Tawfiiq


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ceer3 Ogaysiis: Jaaliyada Maakhir Ee MN Waxaa Loogu Baaqayaa Inay Kasoo Qaybgalaan Shir Muhiim
- May 21, 2015
ogaysiinayaa Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhiree Minnesota u sheegaynaa ina aay ka soo ...
gaas-jaaato.jpg 2 Madaxweynihii Facebooga
- May 19, 2015
Madaxweynaha Puntland oo Doorashada ku soo galay ilaalinta Warbaahinta ayaa ka Cadhooday Qormooyin aan ...
maakhir2 Ujeedo: Baaq Kaso Baxay Beelaha Bah-Ogayslabe iyo Bahwadaagtooda.
- May 19, 2015
(Ceerigaabo Galgalanews) Beelaha Bah-Ogayslabe ayaa Baaqna Soo Gaadhsiiyay Degalka GalGalanews.com waxana ay kaga hadlayaa ...
Qoorsheel & Hawada Somalia VIDEO Dhaq-Dhaqaaqa Siyaasadeed ee Qorsheel
- May 17, 2015
(Nairobi Galgalanews) Beryahan waxa socda Shirar Goos Goos ah ay wadeen Siyaasiyiin Reer Sool ...
Madaxweyne_Xasan_Burundi_4-610x250 Burundi: Pierre oo dib ugu laabtay dalkiisa
- May 15, 2015
Madaxweyne Pierre Nkurunziza, ayaa waxa uu tagay magaalada caasimadda u ah dalka Burundi, ee ...
gaas-jaaato.jpg 2 Dr Gaas oo loogu Baaqay Isbedel Siyaasadeed
- May 15, 2015
(Garowe-Galgalanews) La-taliyaasha dhanka Siyaasada & Sharciga ayaa la sheegayaa inay Madaxweynaha PL Maalmihii la ...