Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Urur siyaasadeedka Hor-cad oo Xafiis Maanta Ka Furtay D/Waaciye

Karkaar-Urur Siyaasadeedka Hor-Cad oo ka mid ah Ururada ugu Misaanka iyo muuqa dheer Xisbiyada siyaasada ee haatan ka hanaqaaday Maamulka Puntland ayaa Maanta si rasmi ah markii u horeysey xafiiskiisa Gobolka karkaar ka Furay Degmada Waaciye Ee Gobolkaasi Karkaar.

Urur siyaasadeedka Hor-Cad oo ah Ururka Horumarinta iyo Cadaalada ayaa ah Ururkii 3aad ee laga Looga dhawaaqo Degaanada Puntland,isla markaasina waa Ururkii u horeyey ee si geesinimo iyo kasbasho shacab ah uga Furtay Xafiiskiisa Gobolka karkaar oo ka mida ah Gobolada ay adkaatay Furitaanka Xafiisyada Ururada inkastoo talika Puntland uu sheegay inay balan qadayaan Amaanka Xafiisyada Urur siyaasadeedka Puntland.

Dadka ku dhaqan Degmada Waaciye iyo tulooyinka hoos yimaada ayaa siwayn u soo dhowayey Xafiiska cusub ee Degmada Waaciye laga Furay iyadoo 6Bishan oo ku aadan Maalinimada talaada ahna  ay ka bilaabayaan Xubnaha Ururkaasi degmada waaciye iyo Degaanada ku teedsan Wacyigelinta iyo Sidii ay doorashada ururkaasi uga qaybqadan lahayeen qaybaha kala duwan ee bulshada rayadka ah.

Dhowaan ayey ahayd Markii Urur siyaasadeedka Hor-Cad uu Xafiiskii kan ka horeyey toosa All-baabada ugu Furay Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari iyadoo Maalmaha soo socdana la filayo in Xafiisyada Gobolada Hayland iyo Sanaagna si rasmi ah loo Furo.

Marka la Fiiriyo dhaq dhaqaaqa iyo dedaalada Ururkani oo Hal kudhegiisu yahay Cadaalada iyo horumarka isla markaasina ay kumidaysanyihiin de,yar aqoonyahan ah ayaa la orankaraa waa Ururka keliya ee kaabiga u saaran Hanashada doorashada la Filayo inay ka dhicidoonto Puntland inuu yahay Xisbiga ku guulaysanayo Xili ay Ururada laylyaan Ururka Xukuumada iyo Ururka Midnimo oo isna ka mida Ururada Safka hore kaga Jira Xisbiyada ka soo Hana qaaday Puntland

Mah,ed Ahmed/Waaciye


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

shire Puntland:- G.Baarlamaanka oo ka hadlay Dilkii Xildhibaan ( Aadan Yare)
- Apr 18, 2015
(Garoowe-Galgalanews) Guddoomiyaha Barlamanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Xaaji ...
gaasciidan Puntland:- Gu-Maahee Garaad Nooma Kordhin!!
- Apr 17, 2015
Puntland oo la  unkay Sanadkii 1998- dhawaan waxa loo Dabaal Degayay 16-Sano Guuradii ka ...
nugaal Puntland:- Madaxtooyada ayaa Xoog kula Baxday Qof Xukun ku dhacay (DHEGAYSO)
- Apr 17, 2015
(Garoowe-Galgalanews) Maxkamadda oo uu qaadi ka ahaa Shiikh Cabdi Nuur Aw-Jaamac Aw-Xuseen ayaa la ...
b50 Beesha Axmed Harti Casumaadii Boqor Burhaan ( Daawo Muuqaalkan)
- Apr 16, 2015
Beelaha Axmed  Harti ( Dishiishe) ayaa Casumay Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Safar ku ...
Prof_-Cabdiweli-Gaas-300x270 Puntland oo Shir lagu Casumay Ethiopia
- Apr 15, 2015
(Adis-Ababa-Galgalanews) Madaxda PL ayaa ka qayb-galaysa Shirka Amaanka geeska Afrika looga doodayo waxana uu ...
Chairman_of_the_Dahabshil_Group_of_Companies_Mr._Mohamed_Saeed_Duale_and_Somaliland_Interior_minister_Mohamed_Waranaade__cut_the_cake_to_official_open_Damal_Hotel Somaliland:- Posh Hospitality Facility Opens at Dahabshil Business Centre
- Apr 15, 2015
(Hargaisa-Somaliland-Galgalaews)  The Somaliland Hospitality Industry is home to a new posh facility dubbed Damal ...