Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Shiranaya Ergooyin

Garoowe:(GalGalanews) Urur Siyaasadeedka Midnimo ayaa shiranaya Magaalada Garoowe Ergooyin Gaadhaya 300 oo Ruux oo Gobolada PL Ka kala Yimi, Shirwaynaha Ururkaasi ayaa lagu Doorandoonaan Golaha Dhexe sida aanu Warka ku helayno.

Urur Siyaasadeedka Midnimo ayaa ka mid ah lixda Urur Siyaasadeed ee u Tartamaya Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaankaba.

Shirwaynaha ayaa socondoona Mudo 2 Casho ah waxana La Filayaa in la soo Afmeero Maalinta Sadexaad. [DHEGAYSO Waraysi Saadiq Eenow]

 

GalGalanews.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

unnamed Somaliland:- Gabiley oo Xilal lala Kala Wareegay (VIDEO)
- Mar 25, 2015
(Gabaley-Galgalanews) Maayerkii Hore Gabiley iyo Maayerka cusub ayaa  waxa ka qayb Galay Masuuliyiin ka ...
medium_MFukPjd3 Wasiirka-Duulista-Pl-oo-ka-warbixiyey-qandaraaska-Garowe-airport
- Mar 25, 2015
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid oo waraysi gaar ah siiyey ...
??????????????????????????????? Faisal Xawar” (Dhurwaagii Idaha Salaadda Tujiyay! )
- Mar 25, 2015
(Garoowe-Galgalanews) Xilli barwaaqo ah oo tigaadda aad yaabayso ayaa Adhi fara badan oo si ...
10501945_906163029440013_4461997197908638259_n Dhismaha Maakhir University & Garoonka Caasimada Pl ( Sawiro)
- Mar 24, 2015
Wasiirka duulista hawada iyo garoomada ee dowladda Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa magaalada Dubai ...
IMG_1123 Wasiirka Caafimaadka PL oo Gaadhay Gardafuul (Sawiro)
- Mar 24, 2015
Wasiirka Caafimaadka PL Dr Sadiq Eenow ayaa Gaadhay Gobolka Gardafuul  oo ka mid ah ...
1908169_856381187736406_8655392237448177325_n Urur Haweenka Calmadow oo marti qaad u sameyay Baxsan Sh Ahmed(Sawiro)
- Mar 24, 2015
Ururka Haweenka Ee Calmadow ayaa waxay marti qaad u Sameyeen Baxsan Sheekh Axmed oo ...