Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

OGAYSIIS SHIR TELECONFERENCE OO AAY LEEDAHAY REER MAAKHIR

DHAMAAN DADWEYNAHA KA SOO JEED GOBOLADA SANAAG,JUBBADA HOOSE ,HAYLAAN ,IYO BARI EE WARSANGELI WAAXA LA OGAYSIINAYA IN UU JIRO SHIRWEYNE KA DHACAYA DHINICA TELECONFERENCE NORTH AMERICA,TAARIIKHDU MARK AY TAHAY 02/03/2013 Sunday SACADUNA TAHAY 1:00PM MN TIME waxaa ka soo qayb gelaya Xildhibaan Siciid Dahir

WIXII INTAA DHEER KALA SOO XIRIIR MAGACYADA HOOS KU QORAN

YASSIN SALAH DUALEH (952) 594-5875

 ABDIQAADIR HIRSI (858) 610-8287 

GAMAAL MOHAMOUD ABDI (NINE)

(301)-404-0166 SUGULLE WARSAME SUGULLE (612) 226-5375 

CAWIL AHMED (780)996-2943


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

boqorka Badhan:- Muxuu Salka ku hayaa Safarka Boqor Burhaan ( Warbixin+Sawiro)
- Oct 19, 2014
Badhan( Galgalanews) Boqor Burhaan Muuse oo ah Duubka Guud ee Beelaha Daarood' ayaa Maalinta ...
Jamhada-Cadami Somaliland” Yaan Waji Siyaasadeed loo Yeelin Safarka Boqor Burhaan” VIDEO
- Oct 19, 2014
Hargaysa( Galgalanews) Wasiirka W.Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cadami ayaa Kulan Wareed ku qabtay magaalada ...
Alshabab Shaki laga qabo in Alshabab dhex gashay ciidanka Puntland
- Oct 19, 2014
Garoowe( Galgalanew) Kooxda Alshabab ayaa ku dhaqaaqay qorshe ay uga mid noqonayaan ciidamada Puntland ...
khaliif ciise Gen Khaliif Ciise Mudan” Wel Wel baan ka qabaa Hanaanka Siyaasadeed ee PL” VIDEO
- Oct 19, 2014
Nairobi( Galgalanews) Wasiirkii horre Amniga Dowlada Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa ka hadlay sababta ...
koor Garoowe:- Lacag Xil ku Bedelasho ( Warbixin)
- Oct 19, 2014
Garoowe(Galgalanews) Maamulka Dowlada hoose Garowe oo ah mid kasoo jeeda rijiimkii maamulkii uu hogaaminayay ...
mp-asha-2 Xil. Caasha Cabdalla oo ka hadashay Aqoonsiga Somaliland Cida uu ku Xidhan-yahay (VIDEO)
- Oct 19, 2014
Siyaasiyada Caanka Caasha Axmed cabdalla Ayaa ka hadashay  Go’itaanka maamulka Soomaliland Iyo waliba Qaabka ...