Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Puntland:- oo Qabatay Ninkii Sh.Cabdiqaadir Dilay

Garoowe:(GalGalanews) Laamaha Amaanka PL ayaa Gacanta si Buuxda ugu dhigay Ninkii Dilay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo Ahaa Culumada waa wayn ee Somaliyeed isla markaana Maanta Salaadii Casar isaga oo Rukuucsan la Toogtay.

Ruuxii Falkaasi Fuliyay ayaa la qabtay isla markiiba waxana lagu hayaa Goobaha Baadhitaanka ee  Garoowe, wax Faah Faahin ah oo Dheeraad ah lagama hayo Laamaha Amaanka ee Arinta ku Shuqulka leh.

Hase ahaatee ilo wareed hoose baa sheegaya in Ninka dilka Fuliyay oo ahaa Qof Asal ahaan ka soo Jeeda Gobolka Sool Gaar ahaan [Beesha Dhulbahante].

Dilka Marxuunka waxa Canbaareeyay Guud ahaan Aqoonyahanka Somaliyeed oo ku Tilmaamay mid waxashnimo ah.

Horey waxaa Magaalada Bosaso logu diley Shiikh Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxaan oo ahaa Shiikha maanta la diley saaxiibkiis ay muddo dheer Saxiib ku ahaayeen fidinta diinta islaamka.

Shiikh Cabdulqaadir ayaa dilkii Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ku eedeeyey in ay ka danbeeyeen Amniyaadka Axmed Cabdi Godane oo ah hoggaamiyaha Dhaq-dhaqaaqa al-Shabaab, arrintaas oo gadaal ka soo baxdey lana qabtey qaar kamid ah kuwii diley Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan kuwaas oo sheegay in amarka Amniyaadka al-Shabaab lagu diley Dr.Axmed, ayna jiraan rag kale oo lala dili lahaa oo ay ka mid ahaayeen Shiikh Cali Warsame oo magaalada Burco ku nool.

DAAWO SAWIRADA HOOS

Dilkii shiikh gacamey 7Dilkii shiikh gacamey 1Dilkii shiikh gacamey 2Dilkii shiikh gacamey 3Dilkii shiikh gacamey 4Dilkii shiikh gacamey 5Dilkii shiikh gacamey 6

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. Paleo says:

    I most certainly will straight away clutch system ones feed as I are not able to uncover your current e-mail registration url or e-newsletter assistance. Complete you may have virtually any? Nicely ok, i’ll notice so that I was able to sign up to. Appreciate it.


You must be logged in to post a comment.

hassan sheekh M Waraysi Xasan Sheekh Maxamuud ee BBC-da DHEGAYSO
- Sep 26, 2014
Sep-26-2014- (New York- Puntlandsun) Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo Waraysi Siiyay laanta Af Somaliga ...
Maxamed Cabdi Wabax & Silsiladii Faaf-Reeb VIDEO Maxamed Cabdi Wabax & Silsiladii Faaf-Reeb VIDEO
- Sep 26, 2014

DSCF7785 SOMALIA:- Dhahar council elects new mayor
- Sep 26, 2014
Dhahar (Puntlandsun):- The capital city of newly appointed region of Highland obtains a new ...
Suldaan-Siciid SOMALIA:- MOPIC minister invites Sultan Said and his delegates
- Sep 26, 2014
The Planning and International Cooperation minster of Puntland invited Sultan Said and his delegates ...
DSCF7785 Dhahar oo Duqii Degmada la Doortay
- Sep 26, 2014
Mustafe Axmed Aadan Geesood ayaa Noqday Duqa cusub ee degmada Dhahar sida warku sheegayo ...
saraakiil Boolis Puntland:- Tababar Garoowe loogu soo Xidhay Saraakiil Boolis +Sawiro
- Sep 25, 2014
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiim C/laahi Cumar Camey ayaa maanta tababar usoo ...