Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Al-Shabaab oo Shir ka dhinac Furay kan Kismaayo

Tuulada Mareeray ayaa Al-Shabaab uga Fureen Odayaal Shir Ja-juub ah oo Odayaasha Deegaanada ay Maamulaan al-Shabaab laga soo Daad- Gureeyay una badan Jubbada Dhexe.

Shirkaasi oo Soconaya 3-Maalmood ayaa la sheegay in Ujeedkiisu yahay sidii odayaasha looga Mashquulin lahaa Shirwaynaha Jubbaland Satate oo dhawaan Furmaya.

In kastoo aan Xog dheeraad ah laga helin karin haddana waxa la sheegay in Shirkaasi uu u badnaandoono Wacdi iyo Cashro Diini ah  hase ahaatee aanay ka maqnayn in odayaasha looga digo Shirka Kismaayo.

Al-Shabaab ayaa ka walaacsan Shirwaynaha Maamul Goboleedka Jubooyinka oo wiiqaya Awoodooda Ciidan.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. WOW! Wonderful and well deserved.


You must be logged in to post a comment.

images DHEGAYSO:- Gaalkacayo Hakad ku Yimi Gaadiidka Dad-weynaha
- Sep 18, 2014
waxaa saaka shaqo joojin lagu sameeyay gaadiidka ay dadka raacaan ee bii'eelka sababo la ...
kaatumio Daawo VIDEO:- RW Somaliya oo ka Jawaabay”Arimaha Khaatumo & Somaliland
- Sep 18, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdwali sheekh Axmed  ayaa shalay galabkhudbad ka jeediyay xarunta Chatham House, ...
Taariikhda Xingalool oo Dib loo eegay VIDEO Taariikhda Xingalool oo Dib loo eegay VIDEO
- Sep 18, 2014
Muuqaal Ka hadlaya Taariikhda Degmada Xingalool ayaa la Baahiyay'waxana lagu Waraystay Sheekh Mursal Siciid ...
shaqo Kormeer Puntland:- Shaqo Ka Fadhiisin Ma Haliilidoontaa!! +Sawiro
- Sep 17, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Madaxda Puntland Ma Jecla Haba Yaraatee" Wasiirka Talaabada Dheerya ee si ...
images (3) Daawo Faysal Cali waraabe oo Madaxtooyada dhexdeeda ugu hanjabay siilaanyo
- Sep 17, 2014
Hargeisa (Kalshaale) Waxaa maanta magaalada Hargeisa Buuq kusoo  dhaamaday kulan Axmed Siilaanyo uu yeedhay Labada ...
DSC52391 Dhismihii Maakhir University oo Curtay
- Sep 17, 2014
Garoowe( GalGalanews) Saraakiil ku Howlan Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe, iyo Jaamacada Badhan ee Maakhir ...