Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Somaalida Minneapolis Oo Badalay Qariirada Magaaladaasi Iyo Musharax Abdi Warsame Oo Ka Warbixinaayo Halgankii Ay U Galeen

DAAWO: Somaalida Minneapolis Oo Badalay Qariirada Magaaladaasi Iyo Musharax Abdi Warsame Oo Ka Warbixinaayo Halgankii Ay U Galeen

Minneapolis (SPR): Bilowgii sanadkii hore ee 2012 ayaa gudi somaaliyed oo la magacbaxay Citizens Committee for Fair Re-districting soo bandhigay degmo cusub oo qariirada kusoo biirta. Gudigaan ayaa himiladoodu ahayd helis degmo ka kooban xaafadaha Somaalida islamarkaana u gogol xaarayso guulo siyaasadeed qowmiyada Somaalida. Gudigaas oo la yimid hindisaha dib u qorida qariirada ayaa ku guulaystay in ay hantaan degmo isku xirayso xaafadaha Somaalidu ay ka degaan koonfurta magaalada Minneapolis. Jaraa’idyada kasoo baxo gobolka Minnesota oo si weyn u hadal haayey ololaha Somaalidu ay ugu jirtay dib u qorida qariirada ayaa ku tilmaamay natiijada qariirada cusub guul usoo hooyatay qowmiyada Somaalida.

Idaacada SPR ayaa waraysi la yeelatay gudoomiyihii gudigaasi, haatan’na ah musharaxa golaha degaanka degmada Lixaad ee Magaalada Minneapolis aqoonyahan Abdi Warsame. Musharaxa ayaa ka warbixiyey halgankii dheeraa ay u galeen dib u qorida qariirada xaafadaha Minneapolis isagoona tilmaamay in ujeedadoodu ahayd in ay mideeyaan qowmiyada Somaalida si ay fursad siyaasadeed u helaan.

Daawo barnaamij aad u xiisa badan


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

Tips For Home Improvement
- Aug 23, 2014
If you find yourself thinking about taking on home improvement projects, then you are ...
Trinity Debt Management Review – Consolidating Debts: This Is Actually The Total Truth You Should Know
- Aug 23, 2014
Most people ɑre conscious οf debt consolidation plans neѵertheless, hardly any reɑlly determine wɦat ...
Clear Air Jordans Air Max Shox
- Aug 23, 2014
Nike - Other enterprise.Reference to Nike's other enterprise, including Cole Haan, Converse Inc. Nike ...
Download Brave Frontier Cheats
- Aug 23, 2014
They have recently come to my attention that too few people understand how great ...
Consolidating Debts: The Important Issues You Should Know
- Aug 23, 2014
Hοw much have you any idea abоut debt consolidation loans? Wіll you know the ...
Ugg Sundance Greatly enhance Your Amazing Search
- Aug 23, 2014
If you are seeking for a amazing pair of boots for fashionable chilly winter ...