Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hargaysa:-Mugdi Siyaasadeed oo Somaliland ka Curtay

Warbixintan Waxa Daabacay Wargayska Madaxa-Banaan ee Waaheen

Madaxweyne Siilaanyo hadii uu Masaxi waayo ka hor Bisha may Tabashooyinka iyo Xurgufaha Siyaasadeed ee dalka jira..! Warbixin: Saleban Cabdi Cali

 

Hargeysa(Waaheen)-Wali lama xalin Khilaafkii adkaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa ka dhex qarxay laba todobaad ka hor, kaasoo natiijada ilaa hada laga gaadhay ay tahay in la joojiyay yooyootankii la filayay inay Saxaafadda isu mariyaan.

laga soo bilaamo maalintii Khilaafka labada Masuul dibada  dibada u soo baxay ilaa hada lama hayo war sugan oo ku saabsan in la dhameeyay ama xal laga gaadhay Khilaafkaasi, hase ahaatee warar soo baxayay maalmihii ugu dambeeyay ayaa sheegayay inaan ilaa hada lagu guulaysan xalinta Khilaafkaasi oo dhinacyo badan lagu tirinayo inuu salka ku hayay.

Khilaafka labada Masuul ee dalka ugu sareeya oo ahaa mid walaac iyo wer-wer badan ku abuuray Bulshada, ka dib markii hadal-hayntiisu gaadhay heer iscasilaad laga soo wariyay  Madaxweyne ku-xigeenka, waxa dacal kaga soo biiray oo wakhitigii la soo afjaro lahaa ama dhexdhexaadin laga gali lahaa arintooda ,  daaqada kaga soo booday Loolanka Xiisadda badan abuuray ee loogu jiro hogaanka Xisbiga Kulmiye ee ay kuraasta ka soo fuuleen.

Loolankan oo la odhan karo wuxuu soo taxnaa tan iyo markii Guddoomiyaha Xisbiga lagu wareejiyay Muuse Biixi Cabdi Dabayaaqadii sanadkii 2010, ayaa shakhsiyaadkii lagu tuhunsanaa inuu ka dhexeeyo inta uu dhaafay gaadhay heer ay rag badan oo aan xisaabta lagu darsan in han kaga kaga jiro hogaankiisa ay  isu soo taageen  Kuraasta ugu saraysa xisbiga oo uu kow ka yahay Guddoomiyuhu, waxaanay taasi cidhiidhi, cuqdada iyo culays siyaasadeed ku keentay dhawr nin oo mudo dheer laabta ku hayay arintan lama filaanku ku habsaday.

Inkasta oo tartanka loogu jiro hogaanka Xisbigu aanay wali xalaaloobin oo uu luqunta kaga maranyahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Guddoomiyaha Rasmiga ah ee Xisbigaasi, loona badinayo inuu mar kale u xaam-xaamanayo sidii uu Kursiga Madaxtinimada ugu sii dhegenaan lahaa, isagoo u soo maraya dariiq doorasho oo uu Kulmiye iska sharaxayo, hadana hirdanka  socdaa wuxuu  u muuqdaa mid u dhexeeya  kooxo kala afkaar fog oo aanay qaarkood waxba iskaga tirinayn difaac kasta oo uu u galo inuu mar kale isusoo taago Madaxweyne Kulmiye ka sharaxan, wallow dhinac marka laga eegana laga fili karo go’aan ah  ah inuu fasaxo Guddoomiyaha Xisbiga oo noqon doona Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi ee shanta sanadood ee soo socota, sida uu dhigayo Xeerka Xisbigu iyo inuu ka tanaasulo oo uu markaasi soo dhex dhigo siyaasiyiinta kale ee Hirdanka ugu jira.

Marka laysku soo Uruuriyo Ololaha loogu jiro Hogaanka kulmiye oo ka dhex aloosan Xukuumadda oo wadata xubno ka mida Siyaasiyiinta hirdamaysa iyo maamulka xisbiga ee wakhtigan oo haysta qayb ka mida Xubnaha Golayaasha Xisbiga ee Golaha dhexe iyo Guddida fulinta, ayaa u eeg mid sii cakiraya khilaafkii labada Oday ee markii hore ku koobnaa wada shaqaynta iyo wax-isweydiinta arimaha Xukuumadda ee ay isaga hooseeyaan,waa  hadii ay kooxahan xisbiga isku eryanayaa miciin bidaan amase tartankoodu gaadho heer Marjaca dib loogu noqdo , xataa iyagoo aan ogayn inay labadooduba  wada tanaasulayaan iyo in kale, inkasta oo Madaxweyne ku-xigeenku dhawaan  shaaciyay inuu isusoo taagayo Jagada Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga.

Hadii ay taasi dhacdana waxa sii laba jibaarmaya Khilaafkii labada hogaamiye, laakiinse wali su’aalbaa ka taagan in arintaasi soo dhex geli doonto khilaafkooda iyo in kale, waxaana soo baxayay intii Tartanku bilaamay warar sheegayay in Madaxweyne Siilaanyo Kursiga Saylici isu sharaxay ee Guddoomiye ku-xigeenka koowaad uu u wado mid ka mida Hogaamiyayaashii Ururadii kulmiye ku biiray ee Doorashada ku hadhay, taasoo hadii ay jirto noqon doonta tibaax hor leh oo laga sii hayo halkuu ka soo geli doono Khilaafkoodii hore yooyootanka Xisbigooda ee curtay.

Geesta kale, arimahan aynu kor soo sheegnay oo ah kuwo u muuqda inay mudo badan sii jiitami kara , maadaama oo aan ilaa hada mudo loo cayimin qabsoomida Shirweynaha  xisbiga kulmiye ee raga loolamayaa ku kala hadhayaan, waxa ay dadka siyaasadda Odorasaa ku doodayaan inay ku soo aadeen xili uu dalku madaxa la gelayo Marxalad siyaasadeed oo xaasaasiya, taasoo la doonayo in lagu waajaho midnimo, wadatashi qaran iyo wax wada qabsi siyaasadeed oo qaranka ka dhexeeya.

Arinta ugu daran ee la waajahayo xiligan Khilaafka iyo hirdanka gudaha ahi jiraan, ayaa ah  wada-hadalada Somaliya iyo Somaliland ee Bisha May la filayo inay ka qabsoomaan wadanka Boqortooyada Ingiriiska.

wada-hadaladaasi, Xukuumadda Somaliland wali may go’aansan ka qayb-galkooda , hadana tibaaxo iyo warar hoose oo isasoo taraya ayaa Iftiiminaya inaanay Xukuumaddu ka baaqsanayn tegitaaanka shirkaasi oo culays badan lagu saaray, waxaanay taasi keenaysaa walaac hor leh oo la xidhiidha sida ay Masiirka Umada Somaliland u meteli karto xukuumad iyada iyo Xisbigeedii ishaystaan, isla markaana madaxdii ugu saraysay Xukuumaddu khilaaf iyaga u gaar ahi ka dhexeeyo.

Waxaana khasab ah, isla markaana lagama maarmaan ah  hadii ay arimuhu sidan kor ku xusan yihiin, in Madaxweynaha Somaliland axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo qaado talaabooyin lagu soo afjarayo muran kasta iyo ismaan-dhaaf kasta oo Xukuumadiisa, Xisbigiisa iyo Golayaasha kale ee Qaranka ka dhex jira, isla markaana Masaaxaada u qaato sidii uu u tirtiri lahaa Xurgufaha kale ee Bulshada rayidka ah ka dhex jira iyo Tabashada Ururka Xaqsoor.

Wariye Saleban Cabdi Cali (Kalshaale)

Waaheen reporter Hargeysa

Email: Curad1986@hotmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (83)

  1. You have made some really good points there. I looked on the net for more information about the issue and found most individuals will go along with your views on this web site.

  2. The heart of your writing while sounding reasonable originally, did not work well with me personally after some time. Someplace throughout the paragraphs you actually managed to make me a believer unfortunately only for a very short while. I however have a problem with your leaps in logic and one might do well to fill in all those breaks. When you can accomplish that, I will certainly end up being fascinated.

  3. This web site definitely has all the info I needed concerning this subject and didn’t know who to ask.

  4. Carly Dalbec says:

    Spot on with this write-up, I truly think this amazing site needs much more attention. I’ll probably be back again to read through more, thanks for the advice!

  5. Renita Otiz says:

    Excellent article. I will be facing a few of these issues as well..

  6. Susan Gishal says:

    This website was… how do you say it? Relevant!! Finally I’ve found something that helped me. Appreciate it!

  7. The very next time I read a blog, I hope that it doesn’t fail me as much as this one. After all, Yes, it was my choice to read, nonetheless I actually thought you’d have something interesting to talk about. All I hear is a bunch of whining about something you can fix if you were not too busy looking for attention.

  8. My husband and i were quite thankful Chris managed to complete his preliminary research through the precious recommendations he was given when using the blog. It’s not at all simplistic to just happen to be handing out helpful hints which often some others may have been making money from. And we realize we now have you to appreciate for this. These explanations you made, the simple site menu, the relationships you help create – it’s got all sensational, and it’s really aiding our son and us imagine that this issue is excellent, which is certainly really indispensable. Many thanks for all!

  9. Rose Ada says:

    Excellent blog post. I definitely love this website. Continue the good work!

  10. Miquel Chown says:

    This site was… how do you say it? Relevant!! Finally I’ve found something which helped me. Many thanks!

  11. May I simply say what a comfort to find someone who really understands what they’re talking about on the web. You actually realize how to bring an issue to light and make it important. A lot more people ought to check this out and understand this side of your story. I was surprised that you are not more popular because you definitely possess the gift.

  12. I had been afraid to dive into php, but gave it a shot after reading this. In no way really like WordPress’ comment system. Many thanks for your tips to have me started off.

  13. Howdy! I could have sworn I’ve been to this blog before but after going through many of the articles I realized it’s new to me. Anyhow, I’m definitely pleased I found it and I’ll be book-marking it and checking back regularly!

  14. After study a number of of the blog posts in your web site now, and I actually like your means of blogging. I bookmarked it to my bookmark website listing and can be checking back soon. Pls try my web page as effectively and let me know what you think.

  15. jamaica vacations travel says:

    I think other site proprietors should take this web site as an model, very clean and magnificent user genial style and design, as well as the content. You’re an expert in this topic!

  16. Hello. magnificent job. I did not expect this. This is a remarkable story. Thanks!

  17. Very good article. I absolutely appreciate this site. Keep writing!

  18. casino says:

    This is a topic which is near to my heart… Cheers! Where are your contact details though?

  19. Hi, I do believe this is a great web site. I stumbledupon it ;) I may revisit yet again since I saved as a favorite it. Money and freedom is the greatest way to change, may you be rich and continue to help others.

  20. I truly love your blog.. Excellent colors & theme. Did you create this web site yourself? Please reply back as I’m hoping to create my own website and want to learn where you got this from or what the theme is named. Thanks!

  21. This is a really good tip particularly to those fresh to the blogosphere. Short but very precise information… Many thanks for sharing this one. A must read article!

  22. I blog often and I seriously appreciate your content. The article has truly peaked my interest. I am going to book mark your blog and keep checking for new details about once a week. I subscribed to your RSS feed as well.

  23. Hi, I do think this is an excellent site. I stumbledupon it ;) I may revisit yet again since I book-marked it. Money and freedom is the greatest way to change, may you be rich and continue to guide other people.

  24. Spot on with this write-up, I really believe that this amazing site needs a great deal more attention. I’ll probably be back again to see more, thanks for the information!

  25. You’re so cool! I do not suppose I have read anything like that before. So good to discover another person with original thoughts on this subject matter. Really.. thanks for starting this up. This web site is something that is needed on the internet, someone with a little originality!

  26. Also a thing to mention is that an online business administration training is designed for learners to be able to efficiently proceed to bachelor degree courses. The Ninety credit diploma meets the lower bachelor diploma requirements and when you earn the associate of arts in BA online, you will have access to the latest technologies in this particular field. Several reasons why students are able to get their associate degree in business is because they’re interested in the field and want to have the general instruction necessary just before jumping right bachelor diploma program. Thanks for the tips you really provide inside your blog.

  27. The next time I read a blog, I hope that it doesnt disappoint me as much as this one. I mean, I know it was my choice to read, but I actually thought youd have something interesting to say. All I hear is a bunch of whining about something that you could fix if you werent too busy looking for attention.

  28. walking dead says:

    I was very happy to find this site. I wanted to thank you for your time due to this fantastic read!! I definitely loved every bit of it and i also have you book-marked to see new stuff in your site.

  29. Oh my goodness! an incredible article dude. Thank you However I am experiencing difficulty with ur rss . Don’t know why Unable to subscribe to it. Is there anyone getting equivalent rss drawback? Anybody who knows kindly respond. Thnkx

  30. Oh my goodness! an incredible article dude. Thank you However I am experiencing difficulty with ur rss . Don’t know why Unable to subscribe to it. Is there anyone getting equivalent rss drawback? Anybody who knows kindly respond. Thnkx

  31. Simply want to say your article is as astonishing. The clearness for your submit is simply great and i can suppose you’re knowledgeable in this subject. Well together with your permission allow me to clutch your feed to stay updated with forthcoming post. Thank you a million and please carry on the enjoyable work.

  32. trampki says:

    It’s nearly impossible to find educated people in this particular topic, but you seem like you know what you’re talking about! Thanks

  33. erekcja says:

    Ja mam gdzieś około 4k komentów do scrapeboxa (znalezione w sieci), za 10zł mogę się podzielić


Comments are closed.

gaas jaaato PL Isbedelka Golaha Wasiirada
- Jul 23, 2014
Puntlandsun.com:- Gollaha Wasiirada PL ayaa lagu wadaa in isbedel lagu Sameeyo qaybtood sida ay ...
garoowe Gudiga Caleema Saarka Isinka Beesha Ismaaciil Jibraahiil [Wargalin]
- Jul 23, 2014
Ka: Gudiga qabanqaabada shirka calleema saarka Isinka beeshu yeelanayso Ku: Bulshaada kala duwan ee beesha ...
tacsi Inaa Lilaahi Waa inaa Ilaahi Raajucuun
- Jul 23, 2014
Ambassador Cumar Xaaji Cali, Xasan Faarah Bile' X.Suuri' Maxamuud Faarax Bile'Cunbul'   Haji Cali ...
documenti-21 “Xog Muhiima” Mushahaarka iyo Dhakhli-ga Puntland
- Jul 22, 2014
Ka dib doorashadii Madaxweyne Gaas , Ku xigeenkiisa Eng iyo Gollaha Sharci dejinta Puntland ...
images Tacsi:- Maryam W.Samatar oo Dubai ku Geeriyootay
- Jul 22, 2014
NAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY. Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, ...
cali khaliif 2 Tolowga Cali Galaydh ee Puntland Maxaa iiga Baxay!!
- Jul 22, 2014
Cali Khaliif Galaydh iyo wafti la socdaa waxay Gaadheen Degmada Buurtinle si ay u ...