Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Saacid oo Xilka Laga Qaadayo [DHEGAYSO]

Shabakada Galgalanews.com yaa heshay sir muhiim oo ku aadan iska daba rogis lagu sameen rabo xukuumada Saacid uu hogaamiyo taa oo ay diyaarinayaan xildhibaano kamid ah baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa fasax ku maqan laakiin tiro xildhibaano ah oo aan yareeyn waxay habeynayaan Moshin xukuumada ka dhan ah taa oo Ujeedkeeda aan la ogeen.

Mar ay Xildhibaanadu xogta badankeedi qariyeen balse xoogaa hordhac ah kadhawaajiyeen.

Waxay xildhibaanadu sheegeen in saacid awoodo badan oo dastuurka dalka siinayay uusan adeegsan balse uu noqday nin ku eeg xafiskiisa iyo xaafadiisa.

Waxay Sheegeen in haddi Baarlamaanka Ajaanibka aha ama Wasiirada caalamka amaba hayado caawanimo intaba uu Qaabilayo amaba lakulmayo madaxweynaha.

iyadoo la ogyahay madaxweyne waxaa Qaabila Dhigiisa.Wasaaradana Waxaa qaabila Dhigeeda.Balse saacid uu taa ka aamusay.

ayagoo intaa kudaray in xukuumadiisa culeyskeeda aan wali ladareemin awoodii uu kumaaraynlahaa xukuumadiisa uu noqday mid uu gabay.Halkaana ay kabaxayso wixii ladhihi jiray golaha wasiirada.

Xildhibaanadaan hadii ay helaan Kooram buuxa, waxay u yeeri karayaan xukuumadaan, walibana dib ayeey Kalsoonida uga dalban karaan inay soo weydiisato baarlamaanka.

Dhinaca Kale ee Arinta kale Lalayaabanyahay aya waxay noqonatay in Raysalwasaare saacid lataliye kadhigatay nin cadan oo lasheegay inu yahay nin dhalsho ahaan kasoo jeeda dalka ingiriiska.

wxaana lasheegay in ninkani yahay nin Siyaasada Soomaaliya u Dhuun Daloola hadaba Dhagayso Ninkani Waxaa unuqaabilsanaan doono Raysalwasaaraha iyo Taariik Nololeedkiisa.

HALKAN RIIX DHAGAYSO WARKA CULUS


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Berbera Town and Port Somalia: Somaliland denies UN Monitors access to Berbera port
- Jan 29, 2015
Somaliland's separatist administration in northwestern Somalia has denied UN Monitors access to Berbera seaport ...
2015129635581488011510605mohamed_background Former D.C. Taxi Driver on FBI’s Most Wanted Terrorists List (VIDEO)
- Jan 29, 2015
LANHAM, Md. (WNEW) – A former taxicab driver in the D.C. area is the ...
daarta dahabshiil D/SHIIL oo Furay Adeega E-DAHAB ( VIDEO)
- Jan 28, 2015
(Hargaysa Galgalanews) Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka ...
kenya-police Kenyan forces, militants clash in Somalia; 5 killed
- Jan 28, 2015
At least five people were killed on Tuesday in clashes between Kenyan forces and ...
hassan sheekh sawir Somali leader urges more militants’ defections
- Jan 28, 2015
(Muqdisho Galgalanews) Spurred by the recent defection by high-ranking Al-Shabab commanders, Somalia's president called ...
medium_FJdJ5SB4 Somalia-two-warring-clans-clinch-peace-deal-in-afgooye
- Jan 28, 2015
Traditional leaders representing two warring clans have signed 9-point agreement in the town of ...