Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Maakhir University oo Imtixaankii la soo Afmeeray +Sawiro

Badhan:(GalGalanews) Jaamacada Maakhir Ee Magaalada Badhan Ayaa Maanta  oo bishu tahay 21/02/2013 waxaa usoo gaba-gaboobey imtixaanka semesteradii ee dhammaan kulliyadaha ay kakoobantahay jaamacaddaasi   sida kulliyadda ICT Ookakooban Semester One Iyo Semester Three Kulliyadda  Education Semester One Iyo Three Kulliyadda  Sharica And Low Semester One Kuwaas Oo Dhammaantoodba Ahaa Digree waxaa Iyana Sidookale  Uu Imtixaanku Usoodhammaaday Kuliyadaha  Community Development  Iyo  Bussines Administration Oo Iyaguna Deploma Ahaa .

 

Jaamacadda Maakhir ayaa waxay tahay jaamacad indhowaaleba kuheelanayd kor uqaadista iyo tayaynta aqoonta  Bulshada Reer sanaag ayaa  ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey dardar gelineysey  horumarka dhinaca waxbarasho oo sannadba sannadka kadambeeya isosootarisey,

Sikastaba ha ataatee Barayaasha  ama Macalimiinta  Dhiga Jaamacadda Maakhir oo intooda badan ah dhalinyaro firfircoon oo kasoo jeeda ama udhashay gobolka sanaag ayna ka go antahay inay heergaadhsiiyaan jaamacadooda maadaama gobolkani uu yahay mid aad uhabsaamay sidookalana aan wax tageera ah Ama taakulo ah  kahaysan maamulada hareeraha kaxiga,  iyadoo ay jiraan macalimiin ama barayaal ajaanib ah oo qayb ka ah jaamacadda maakhir,

 

Jaamac Farah Mohamed

Badhan-Somalia


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

b50 Beesha Axmed Harti Casumaadii Boqor Burhaan ( Daawo Muuqaalkan)
- Apr 16, 2015
Beelaha Axmed  Harti ( Dishiishe) ayaa Casumay Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Safar ku ...
Prof_-Cabdiweli-Gaas-300x270 Puntland oo Shir lagu Casumay Ethiopia
- Apr 15, 2015
(Adis-Ababa-Galgalanews) Madaxda PL ayaa ka qayb-galaysa Shirka Amaanka geeska Afrika looga doodayo waxana uu ...
Chairman_of_the_Dahabshil_Group_of_Companies_Mr._Mohamed_Saeed_Duale_and_Somaliland_Interior_minister_Mohamed_Waranaade__cut_the_cake_to_official_open_Damal_Hotel Somaliland:- Posh Hospitality Facility Opens at Dahabshil Business Centre
- Apr 15, 2015
(Hargaisa-Somaliland-Galgalaews)  The Somaliland Hospitality Industry is home to a new posh facility dubbed Damal ...
Himiladii Shacabka Ogaden iyo Sanadkii 1993- (Barnaamij Muuqaal ah) Himiladii Shacabka Ogaden iyo Sanadkii 1993- (Barnaamij Muuqaal ah)
- Apr 14, 2015
Barnaamijkan waxa laga soo daayay TV-ga Ilays ee  Fadhigiisu yahay Magaalada London'waxana looga hadlayaa ...
risks-300x177 The Risks of Press Freedom in Ogaden
- Apr 14, 2015
(Adis-Ababa- Galgalanews) INSIDE OGADEN  In this report, we shall discuss, analyse and give an ...
Baaq Odayaasha G.Sanaag (VIDEO) Baaq Odayaasha G.Sanaag (VIDEO)
- Apr 13, 2015
(Bosaaso-Galgalanes) Odayaasha G.Sanaag ayaa Baaq ku taageeray Go'aankii  Maal-qabeenada PL ee ay ka soo ...