News By Galgalanews Agency
Murti Soomaaliyeed baa waxay tiraa, “*MA WAXAAD U NOOSHAHAY INAAD WAX CUNTO MISE WAXAAD WAX U CUNTAA INAAD* *NOOLAATO*”. Dabcan waxaad wax u cuntaa inaad noolaato dabeedna aad wax u ... Halkan ka Daawo Shirweynihii ay isugu Yimaadeen Awdal State, Maakhir State Iyo Khaatumo State Kaasi Oo Ka Dhacay Magaalada London-UK
Waxaanu idin soo gudbinaynaa shirweynihii ay isugu yimaadeen Maamulada Awdal, Maakhir iyo Khaatumo kaasi oo ka dhacay magaalada London-UK daawo hoos Kulan ka dhacay Villa-Somalia oo looga hadlay sidii looga hortagi-lahaa Mooshinka R/wasaaraha lagu ridayo
Hadaba kulan 3-geesood ah oo maanta ka dhacay Madaxtooyadda Villa-Soomaaliya oo 3-da Mas'uul ee Dawladda Federaalka ugu sareeya ay ku yeesheen ayaa looga hadlay sidii looga hortagi-lahaa Mooshin lagu ridayo ... Culusoow oo Kismaayo ku wajahan iyo warar sheegaya inuu shirqool damacsan-yahay
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliyeed Xasan Culusoow oo ka war-helay in doorashadda Madaxweynaha Jubbaland la qabanayo maalmaha soo socda,ayaa qorsheynaya inuu Magaaladda Kismaayo u dhoofo si uu goob-joog uga ahaado doorashadda ... Help us bring Lee home
Help us bring Lee home! 18days left$6028raised of $20000 goal30% Organizer: Family and friends of Leeban Beneficiary: Leeban Lee is a 24 yr old who sustained a brain injury in January 2013, ... Somaliland oo Waraabe Ku Haysta Salaantii Culusow!!
Dhagayso Calaacal:Maamulka Somaililand ”Faysal Cali Waraabe Waa Nin Waalan Anagaa Idinka Hubna…..Waxaa uuna Ubaxsaday Muqdisho….. Dalkana Kuma Soo laabankaro…..Waa Al-shabaab Markhaati Ayaan Idin haynaa ee Dhagaysta’ Golaha Wasiirada Maamulka Lamagacbaxay Somaliland ... Dowlada Somalia oo Maamul 4.5 ku dhisan u soo magacowday Jubboyinka.
Dowlada Somalia oo Maamul 4.5 ku dhisan u soo magacowday Jubboyinka. Dowlada Fadaralka Somalia ayaa waxaay dhawaan si hoose u magacowday Maamul kmg ah oo ku dhisan nidaamka 4.5 ka ah ... Aqriso 18-ka Qodob Ee La Sheegay Inay Caqabadaha Ugu Ballaaran Ku Hayaan Dowladda soomaaliya
Dowladda Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa hortaagan Caqabado salka ku haaya Siyaasadda ay Dowladda ku talaabsaneyso, iyadoona Madaxweyne Xassan uu il-gaar ah ku hayo Caqabadahaasi. Haddaba Caqabadaha ayaa waxaa kamid ... MUQDISHO::Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Maamuli Jiray Hawada Somaliya Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejiyay Hawshiisii Dawlada Somaliya Iyo Wareejintani Oo Somaliland Ku Waayi Doonto Dhaqaale Badan
13-05-2013 (Galgalanews) Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay maamulka hawada Soomaaliya iyo qaadista canshuuraha diyaaradaha maraya ... Maamulka Siilaanyo Oo Maxaabiis U Xidhnaa Falal Argagixismo Mudo Dheer Oo Sanado Ah Hayb Ku Sii Daayay Qayb Iyo Ehelada Raga Wali Xidhan Oo Arintaasi Ka Qaylyay AKHRISO BEELAHA AYKA SOO JEEDAAN
// // // // // 13-05-2013 (Galgalanews) Qaar ka mida ah qaraabada shakhiyaad ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa walaac ka muujiyey cadaalad darro ay ka tirsanayaan maamulka ...
« Previous Page — Next Page »










