News By Editor
Aqalka Lancaster ee magaalada London ee dalka Britain waxaa si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlayay horumarinta Soomaaliya; kaasoo ay kasoo qayb-galeen xubno ka socda illaa 58 dowladood iyo ... Guddiga Doorashooyinka Puntland oo sheegay in lagu Howlanyahay Samaynta Xeerka Maxkamadda Dastuuriga
Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta sheegey in inta ka horaysa ama aan la qaban doorashada 30-Janaayo-2014 in la dhisi doono Maxkmadda Dastuuriga ah Puntland,waxaana diyaarinta xeerka maxkamadda Dastuuriga ku mashquulsan ... Guddiga Doorashooyinka Puntland ee KMG oo Iclaamiyay Soo Gudbinta Musharaxiinta Golayaasha Deeganka ee Ururada Siyaasadda Puntland.
Qarax ka dhacay Muqdisho
Ugu yaraan 12-qof oo uu ku jiro qofkii qaraxa fuliyay, askari ka tirsan ciidamada nabadsugidda Qaranka, haweeney iyo cunug yar oo ay wadatay ayaa ku dhintay qarax is-miidaamin ah oo ... Madaxwaynaha somaaliya iyo wafti uu hogaaminayo oo muqdisho dib ugu soo laabtay
Wafdigii uu horkacayey madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kaga soo qeyb galeen ... Dood Cilmiyeed Xalay Kaa dhacday khartoum +Sawiro
Kullanka oo ay soo agaasimeen Itixaadka ardayda somaliyeed ee suudaan iyo markaska Raaid ayaa xalay ka dhacay khartoum sudan waxaa ka sooq eyb galay agaasimihii Hore hay,ada nabad sugida somaliya ... Markab uu leeyahay ganacsade Soomaaliyeed oo ku soo caariyey xeebta Magaalada Cujmaan ee Wadanka UAE (Warbixin + Sawiro).
Markab nooca xamuulka qaada ah oo dhowaan ku soo caariyey xeebta Magaaladda Cujmaan ee Wadanka Isutaga Imaaradka Carabta ayaa lagu bilaabay Jarjarid kadib markii shirkadii loogu diray markabkaas inay soo sahmiso ay ... Madaxwaynaha somaliya oo kulan la qaatay dhigiisa kenya magaalada mombasa
sabti 27 april:Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku tagay magaalada Mombasa ee dalka Kenya; halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta. Wafdiga madaxweynaha ayaa ... Boqor Bogg Wareed Furtay
Boqor Omar Ismail Sanweyne ah Boqorka Beesha Ismacil Cali salebaann ayaa noqday Oday dhaqameedkii u horeyey ee yeesha Webseed ka falooda arimha waxqabdkiisa iyo Degaanada uu ka Arimiyo Webseedkaan waxaa wax ... Xog Muhiim maraykanka oo qodobo uyeedhiyey Siilaanyaha Soomaaliland, taageerayna midnimada iyo nabada Soomaaliweyn
Madaxweynaha maamulka isku magcaabay Soomaaliland ee waqooyiga Soomaaliya Siilaanyo ayaa safar uu kutegey wadanka maraykanka wuxuu kulan layeeshay kaaliyaha xooghayaha siyaasada arimaha debeda ee wadanka marakaykanka iyadoo kulankaasi u kusoo ...
« Previous Page — Next Page »





