Latest News
Daawo ma Badhan baa Somaliland mise Ceerigaabo
Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka USP Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada Sanaag Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn kala Kulmay Meeshiyaadka Maamulka Siilaanyo Ee kusugan
More Latest News
18 May maalinta Qashinka Soomaaliya
18 May maalinta Qashinka oo laga xusayo Gobolo badan oo Soomaaliya ah. Goobaha loogu talo galay in qashinka lagu daadiyo Gobolo badan oo Soomaaliya
Latest News Archives
BADHAN URUR SIYAASADEEDKA HORSEED AYAA WAX QABAD KOODA SOO BANDHIGAY Fadlan Morgan adigana is-magacoow
General Maxamed Saciid Morgan ayaa ku gacan-sayray in abaal-marin loo-siiyo 150-000-Doolar si tashwiish loo geliyo doorashadii ka dhacday Magaaladda Kismaayo ee Madaxweynaha Jubbaland-State loogu doortay Sayid Axmed-Madoobe. mid ka mid ah ... Hiiraale Riyadiisa Hurddaa Ka Horaysa!!
Kismaayo:- Barre Aadan Shire Hiiraale oo dhawaan Si Dhuumasho ah ku tegay Kismaayo ka Hor Furitaankii Shirka ayaa Sheegay inuu yahay Madaxwayne Jubba-land dad badan baa la Jaah Wareersan Warkii ... Puntland:- Waanu ku Faraxsanahay Jubba-Land
Garoowe:- War Qoraal ah oo Laba bogg ka Kooban ayaa laga soo saaray Madaxtooyada Puntland kaasi oo Beesha caalamka iyo Guud ahaan Shacabka Somaliyeed loogu Sheegayay inay PL Soo dhawaynayso ... FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO
FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO Laga soobilaabo 1991 biloowgeedii waxaa ka jiray dagaanka dawlada jubaland,amaan daro,qax,dhaqaalo xumo,caafimaad xumo,waxbarasho la aan.waxay noqdeen dagaanka uugu nasiibka badan soomaaliya marka la eego xaga ... Madaxda Dowladda Federaalka waa halkii ay ku waayi lahayeen Xukunkooda Faragelinta Jubbaland.
Waxaa mudan soo dhaweyn dhismaha Maamul Goboleedka Jubbaland, oo 15/05/2013 loogu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Madoobe, taasoo dhamaan dal iyo dibad loo bogaadiyey doorashada loo doortay Maamulka cusub ee ... Puntland:- Siyaasi Isu Sharaxay Madaxwaynaha(Daawo Sawirada]
Gaalkacayo:(GalGalanews) Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug horeyna usoo ahaan jiray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mudane Maxamuud C/raxmaan Cuuke ayaa waxaa uu isu soo taagay xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland. Munaasabad ... Maxay tahay sababta kadanbaysa dhawaaqyada looga soo horjeedo jubba-land
iyadoo dhawaan loo doortay madaxweynaha dawlada jubba-land mudane axmed maxamed islaan sayid madoobe ayna shacabka soomaaliyeed hambalyo iyo bogaadin kusoo dhoweynayaan dawlada cusub ee laga yagleelay deegaanada jubooyinka .ayaa waxaa ...
Next Page »








