Articles
Maxay tahay sababta kadanbaysa dhawaaqyada looga soo horjeedo jubba-land
iyadoo dhawaan loo doortay madaxweynaha dawlada jubba-land mudane axmed maxamed islaan sayid madoobe ayna shacabka soomaaliyeed hambalyo iyo bogaadin kusoo dhoweynayaan dawlada cusub ee laga
More Articles
Daawo:Fadeexadii Xalay ee Birmingham:Fawziya iyo Feysal Waraabe oo si hoose warqado u kala saxiixanaya
Daawo Falaagada SNM oo Calanku garabka u suran yahay oo la fadhiya Madaxweynaha Soomaaliya oo loo dhaariyeyin uu ilaaliyo midnimada Soomaaliya. Daawo Fadexad hor leh
Articles Archives
We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish ... Dood Cilmiyeed Xalay Kaa dhacday khartoum +Sawiro
Kullanka oo ay soo agaasimeen Itixaadka ardayda somaliyeed ee suudaan iyo markaska Raaid ayaa xalay ka dhacay khartoum sudan waxaa ka sooq eyb galay agaasimihii Hore hay,ada nabad sugida somaliya ... Maa saxbaa Calanka Puntland oo ka dul babanaya Madaxweyne Culusoow?By Yassin S.Dualeh
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Akristaha sharaftalahoow waxaan cabiraayaa maqaalkan (Madaxweynihii Ciraaq,Reysalwasaare Nuur Almaliki iyo Madaxweynaha Maamul ... Cigii Faroole iyo Cabaadkii Xasan Culusow! (By Mohamed Abdi Walli Hassan)
Ka dib markii aan dhagaystay Khudbadihii kala duwanaa ee ay jeedinyeen Madaxwayne Faroole iyo Madaxwayne Xasan Sheekh aana dhuuxay miraha khudbadaha labada masuul qiimayna ku sameeyey halka ay kala taagan ... Xog Muhiim maraykanka oo qodobo uyeedhiyey Siilaanyaha Soomaaliland, taageerayna midnimada iyo nabada Soomaaliweyn
Madaxweynaha maamulka isku magcaabay Soomaaliland ee waqooyiga Soomaaliya Siilaanyo ayaa safar uu kutegey wadanka maraykanka wuxuu kulan layeeshay kaaliyaha xooghayaha siyaasada arimaha debeda ee wadanka marakaykanka iyadoo kulankaasi u kusoo ... Culusow: Nacaybkiisa Daarood Qotadheeraa …..Qalinjaan
Muddaba way caddayd in hamiga Culusow ku koobnaa colaadinta Beesha Darood. Waxaa caddayntii ugu horreysey la helay markuu madaxweynanimada ku magcawnaa hal usbuuc.Culusow wuxuu socdaalkiisii ugu horreeyey ku tegey beledweyne ... Daawo:Faallo Ku saabsan Kismaayo iyo wixii soo Maray By Jaamac Ukun
Kismaayo oo ah magaallda istiraatiji ah isla markaana ku taala cirifka Koonfureed ee dalka ayaa waxaan ka diyaarinay Faallo Dheer oo ka hadleysa Tariikhihii Soo maray magaalda Waxaa magaalda soo maray ... Tacsi: Maxamed Axmed Cali(Fanax) oo ku Geeriyooday Badhan
Ardayda Sanaag ee wax ka barata Suudaan ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayo ilmo axmed Cali Fanax Hooyadood iyo dhamaan Qoskaasi Geeridii Naxdinta laheeyd ee ku Timid Maxaned Axmed Cali kaaas ...
Next Page »







