puntland
Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia
We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of
puntland Archives
Garoowe:(GalGalanews) War-Murtiyeed ka soo baxay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka PL ayaa lagu Sheegay in 1-Bisha Shanaad ay Is Casilaan Xubnaha Qoobka kula Jira Dowlada Hadii ay Door- Bidayaan inay ... Tacsi: Maxamed Axmed Cali(Fanax) oo ku Geeriyooday Badhan
Ardayda Sanaag ee wax ka barata Suudaan ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayo ilmo axmed Cali Fanax Hooyadood iyo dhamaan Qoskaasi Geeridii Naxdinta laheeyd ee ku Timid Maxaned Axmed Cali kaaas ... Bosaso:- oo La Dhaliilay Biyaha Gumco
Bosaaso:(GalGalanews) Magaalada Bosaaso ee Hal-bolaha u ah Pl ayaa laga Cabanayay Mudooyinka Biya La'aan baahsan taasi oo Xaafadaha Magaalada Aad arkayso Dad Dhuuban oo ka Cabanaya Biyaha oo Gabaabis Galay. Shirkada ... Urur Siyaasadeedka HORSEED oo la kulmay qaar kamid ah taageerayaashiisa Gobalka Bari(Sawiro).
Urur Siyaasadeedka HORSEED ayaa Magaalada Boosaaso maanta kula kulmay Tobanaan kamid ah taageerayaasha ururkaasi, Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay ... Siyaasi C/naasir Guure Faarax Jeer oo ka hadlay socdaal uu ku joogey Muqdisho & Maamul u samaynta Jubbaland.
[caption id="attachment_20582" align="alignleft" width="300"] C/naasir Guure oo beeniyey warar la isla dhex maraayo[/caption] Waxaa Maalmahan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ku sugnaa Siyaasiga C/naasir Guure Faarax "Jeer" , oo kamid ... Hay’adda wadooyinka Puntland oo kulan la qaadatay wafti ka socdey Midowga Yurub.
[caption id="attachment_20578" align="alignleft" width="500"] Kulan dhex Maray Hay'ada wadooyinka Puntland iyo Midowga Yurub[/caption] Kulan ay yesheen gudoomiyaha hay’addda wadooyinka Puntland & xubno ka socdo Midawga Yurub oo ka dhacay xarunta hay’adda ... Urur Siyaasadeedka HORSEED oo kulan la qaatay dhalinyarada Gobalka Bari(Sawiro).
Magaalada Boosaaso ee caasimada Dhaqaalaha Dawlada Puntland waxaa caawa ka dhacday xaflad balaaran oo ay yeesheen Dhalinyarada Gobalka Bari iyo urur Siyaasadeedka HORSEED, Kulankan oo ahaa mid ay dhalinyaradu soo ... Puntland,Jubbaland,G.W/Bari ee Dalka Kenya iyo G.Somaalida Ethiopia oo uu kulan uga furmaayo Magaalada Garoowe(Sawiro).
Waxaa Magaalada Garoowe ee caasimada Dawlada Puntland soo gaaray Wafti balaaran oo kasocda Gobalada Jubbooyinka iyo Gobalka Soomalida ee Kenya, Waxaa waftiyadan kala Hogaaminaayey Gudoomiyaha Odayaasha GobaladaJubooyinka iyo Gedo Shiik ...
Next Page »









