Xingalool : Waxa magaalada Xingalool xalay ku dhuftay roobab dabaylo xoogan wata , kuwaas oo waxyeello u geystey dhismayaal gaadhaya50 , oo ay ku jiraan ...
Kadib markii Xildhibaanadii Beesha Daarood oo u badnaa xildhibanadii Mooshinka ka keenay oo maanta kulan la qaateen Reysalwasaare Saacid isku raacay inay ka noqdaan Mooshinka ...