GalgalaNews.com

(DAAWO)MAGAALADA DAMALA XAGARENA WAXAA LAGU SOO GABA GABEEYEY SHIR NABADEED LAGU HESHISIINAYEY LABA BEELOOD
MAGAALADA DAMALA XAGARENA WAXAA LAGU SOO GABA GABEEYEY SHIR NABADEED LAGU  HESHISIINAYEY   LABA BEELOOD OO KA SOO JEEDA GOBOLADA SOOL IYO SANAAG OO SHAQAAQOOYIN SABAY DHIMASHO IYO DHAAWAC  KU DHEX MAREEN DEGAANADA  GOBOLKA SANAG  WAXAANA SHIRKAN KA QAYB QAATAY HAY’ADA XAQSOOR Waxaana shir gudoomiyeey Suldaanka Guud ee Gobolka Sanaag Suldan Siciid Suldaan Cabdi- Salaan

DAAWO HOOS

Sawiro hordhac ah Qaraxii UNDP ee Muqdisho
Meydadkii Argigaxasisadii Alshabaab ee Xarunta UNDP weerartay oo Tuutaha ciidanka ku lebisan

Ciidamada Amisom iyo kuwa Dawladda oo ku wareegsan Dhismaha Hey’ada UNDP (Burburka gaarigii lagu qarxiyay Albaabka hore ee UNDP

(Suxufiyiin Reer Galbeed ah oo Jaakadka aan xabadda karin ee Bullet-Proofka qaba oo Ciidamada Amisom la socda

(Dhaawaca nin ka mid ah shaalaha Heydda UNDP oo la daad-guraynayo)

Dhaawacyadii Shaqaalaha Hey’adda UNDP oo Ambalance lagu daad-gureynayo)

Wixii ku soo kordho Musiibadan Maanta Muqdisho ka dhacday iyo dilka  3-da Cadaanka ah ee Heydadda UNDP u shaqaynayey

WAR DEG DEG AH– Xaruntii UNDP oo gabi ahaan Al-shabaab la wareegtey iyo Wafdi Cadaan ah oo lagu heysto gudaha Xarunta(Faahfaahin kooban)
Xarunta UNDP ee Muqdisho oo goor dhaweyd Al-shabaab galeen ayaa wali xabadu ka dhacaysaa, waxaana lagusoo waramayaa in dhowr jeer qaraxyo ka dhaceen gudaha Xarunta, waxaa xiliga la qabsanayay Xarunta ku jirey Wafdi cadaan ah oo UN ka socda iyo koox ka tirsan Dowlada federaalka Soomaaliya.

Warar aan goor dhaweyd illo dublamaasiyadeed ka helney waxay sheegayaan in uu Xarunta ku jiro Philippe Lazzarin oo ah Madaxa UNDP Somalia(Ninka sawirka aad ku aragtaan), lakiin ilaa hada lama xaqiijin warkaan.

Dhamaan dadkii ku jirey Xarunta oo Cadaan dhowra ku jiraan waa la haystaa , xaaladaaduna ma cada ilaa hada.

Ciidamada Amisom ayaa ku wareegsan xarunta, waxaana goor dhaweyd la maqlay qarax xoogan iyo qaraxyo yaryar oo u muuqda Bombaanada gacanta laga tuuro ee F! loo yaqaan.

Xarunta ilaa hada waxaa si buuxda ula wareegey kooxdii weerarka qaadey oo loo badinayo iney Al-shabaab yihiin, Shaqaale dhowra oo Soomaaliya ayaa iyana lagu haystaa gudaha.

Waxaa jira war sheegaya in Qof cadaan ah meydkiisa daaqada laga soo tuurey, waa sida lagu helayo Warar kala duwan oo ka soo baxaya aaga hore.

Wixii soo kordha kala soco GalgalaNews

Daawo:Doodii Fagaaraha ee Minnessota oo loo kala baxay Federal-Doon iyo Federal-Diid(Daawo doodan Cilmiyeeysan)
Daawo:Doodii Fagaaraha Minnessota oo ay isku hardiyeen Aqoonyahaniin kala taageersan Federal-Doon iyo Federal-Diidd,waxayna doodan cilmiyeeysan u dhacday si cajiib ah oo ay la dhaceen Marti-sharaftii daawanaysay Barnaamishkan

Fadeexada iyo beenta Xasan Culusow iyo Kooxdiisa Hawiye Action Group oo xarga goosatay, Shirka G8 iyo Dhalashada Boqorada midna kama qeyb galin.
Fadeexada Xasan Culusow iyo kooxda uu horbooda ee Hawiye Action Group oo xarga goosatay,taasoo fajac iyo amakaag ku noqotay bulshada Soomaaliyeed ee magacooda ay sharafta ka ridayaan Kooxda Hawiye Action Group ee Xasan Culusow Madaxweynaha u yahay.

Halkan ka daawo Culusow oo leh Shirka G8 ayan ka qeyb galaya.

http://youtu.be/6jhMhNEp700

Xasan Culusow oo dhowr beri ka hor TVyada la iska arko ee Somalida ka sheegay in Casuumaad rasmi ah uu ka helay dalka Ingriiska isla Markaasina uu ka qeyb galayo Shirka sideeda wadan ee qaniga ah ee loo yaqaano G8, Sidoo kale waxuu sheegay inuu ka qeyb galayo dhalashada Boqorada Ingriiska oo sida uu sheegay lagu Casuumay.

Hadaba maxaa dhacay,see wax u dhaceen.

1) Xasan Culusow been buu umada Soomaaliyeed u sheegay oo kama uusan qeyb galin Shirka G 8, mana jirto Cid ku casuumtay, Sidoo kale dhalashada Boqorada ma jirto cidd ku casuumtay.

Xasan Culusow waxaa u yeetay NGO-ya laga leeyahay dalka Ingriiska oo ay ku heshiiyeen in ay ku qaraabtaan Magaca Soomaaliya isla Markaasina wadamada G8 ka ay u gudbiyaan dhibaatada Somaliya si dhaqaalo uga helaan kadibna ,isaga xoogaa loo tuuro inta kalena ay qaataan hay’adahaasi Ingriiska ah.

Xasan Markuu UK tagay , ma jirin wax barta kool iyo Jidwal uu ku socday, Kaadiriinti NGO -yada ayaa waxay geeyeen Hordhaci shirka oo maalinkii 16-ka bisha dhacay oo wareysiyo looga dhageysanayay Hay’adaha dawarsada. Waxaa dhacday in aad loola yaabay imaatinkiisa aan meelna ku saleysneyn iyo cidda u yeeratay , Ilaa markii dambe laga ogaado in hay’ada NGO -ya Dalka Ingriiska laga leeyahay ay ku dawarsan rabeen .

Dhanka kale Kooxa ka tirsan Hawiye Action Group oo isku magacaabay Jaaliyada Soomaaliya ee UK ,ayaa waxay dadaal dheer u galeen in Xasan Culusow ay ka qeyb geliyaan dhalashada Boqorada Ingriiska, In kastooy ku guuleysanin.

Ceeb iyo fadeexad tii ugu darneyd ayuu Xasan Culusow halkaasi kala kulmay, Markii dambe waxuu la hadlay Raisul wasaaraha Ingriiska oo uu weydiistay inuu la kulmo. Bartakool xumada Xasan Culusow iyo kooxda Hawiye Action Group ayaa ah mid ceeb weyn iyo fadeexad u soo jiiday guud ahaan Umada Soomaaliyeed ee magacooda sumacada laga dilayo.

Waxaa ka sii daran in Yariisoow oo ah Afhayeenka Xafiiska Xasan Culusow uu baan cad saxaafada la soo istaago ,isagoo leh Madaxweynaha waxuu ka qeyb galay shirka G8 iyo dhalashada Boqorada Ingriiska. Waxaa kaloo Xusid mudan in Xasan Culusow uu ku sii faanay isagoo u Muuqday inuu iska gadayo Maamulada Jubaland iyo puntland inuu ka qeyb galayo Shirka G8-ka.

Waxaa isweydiin Mudan qofka ceynkaasi ah Miyuu sheegan karaa Mas’uuliyad Madaxweyne, ?? nin Sida kaaba Mooriyaan faanayo soo uma ekeen warka Culusow. Xasan Culusow ceeb kama dan laha, Saa ceeb waxuuba u yahay Hawiye Action Group, haduu ina wax garanayo ma uusan sheegeen beenta intaasi la eg, isagoo waliba TV-yada ka daawanayaan malaayiin Soomaali ah.

17-Bishan June ayuu dhacay Shirka G8-ka, Culusowna xilligas Muqdisho ayuu joogay, Xasan Culusow xaguu ka keenay Mustawaha uu uga qeyb galayo munaasabadaha ceynkaas ah, maha war xitaa caruuraha loogu sheekeeyo waxyaabaha Casan Culusow ku sheekeynayo isagoon waliba ka xishooneynin umada Soomaaliyeed ee uu beenta u sheegayo.

Isku soo duub oo waxaa nasiib daro ah in Kooxda Hawiye Action Group ay magacii dowlada Soomaaliya u adeegsadaan nooc mina maafiyo ah.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo London u yimid ka qaybgalka Shirka G8,oo daqiiqadihii u dambeeyey loo sheegey inuusan ka qaybgaleyn shirkaas
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku lug go’ay Dalka Ingiriiska oo u tagay inuu ka qayb galo Shirka Hogaamiyayaasha Wadamada G8.

Warar Dublamaasiyadeed oo Howlwadeenada  ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheikh loo sheegey ineysan suura Gal ahayn inuu ka qayb galo Shirkaas, loomana sheegin Sababta keentey in daqiiqadihii u dambeeyey lagu war galiyo Madaxweynaha inuu isaga laabto Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu  ka qayb galay Shir hordhac u ahaa Shirka G8 kasoo ka dhacay London, wuxuuna halkaas ka jeediyey khudbad ka mid ah khudbadihiisii caadiga ahaa, maadaama Madaxweynuhu u khudbada u diyaarsaneyd uu ugu tala galey Shirka G8 ee Hogaamiyayaasha G8 isugu imaanayaan.

Ilaa hadda lama oga Sababta keentey in Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya laga hor istaago shirkaas iyadoo markii hore lagu casumey, Raysal wasaaraha Ingiriiska David Camaroon ayaa fariinta soo Gaarsiiyey Madaxweyne Xasan Sheikh, wuxuuna ka balan qaadey inuu fariin ka gaarsiin doono Madaxda shirka isugu imaaneysa, uuna ku salaami dono.

Dublamaasiyiin jooga London ayaa   sheegey in ay Dowlada Mareykanu ka dambeysey in Madaxweyne Xasan Shiekh la kansalo warqadisii marti qaadka.

Shirka madaxda dalalka ku hormaray warshadaha ee G8 ayaa ka furmaya maanta dalka Ireland.

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu hada  joogaa  Muqdisho.

Sawiradaan hoose waa shirkii gaabnaa ee ka dhacey London

Yusuf Madaxay oo iska casilay xubinamada Gudiga Doorashooyinka Puntland(TPEC)
Galgalanews: waxaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqay inuu iska casilay gudiga doorashooyinka kumeel gaarka ah ee Puntland Mudane Yusuf Xaaji Siciid (Madaxay) oo kamid ahaa xubnaha gudiga ee kasoo gala G/sanaag .

Shir saxaafada uu kula hadlay maanta Yusuf Madaxy ayuu ku sheegay in katagay xilkan kadib shaqada oo socon weyday iyo musuqmaasuq hareeyey xaqfiiska shaqada .

Tani ayaa noqonaysa dhabar jab weyn oo soo wajahaysa dimuqraadiyada Puntland la sheegay inlaga hirgelinayo .

Yusuf Madaxay horay ayuu usoo noqoday Gudoonka Baarlamaanka Puntland waxana uu noqoanyaa xubintii labaad ee iska casishay Gudiga Doorashooyinka Puntland. waaana xubintii labaad ee Sanaag kasoo gasha golahakan oo banaysa xubinimadii  horay waxaa isu casilay Dr Cali C/raxman  inkastoo booskiisa mardanbe la buuxiyeytaas oo aan la ogayn waxa keenay waqtigan.

Warbixin: Faragelinta Dastuurka Federaalka Soomaaliya wuxuu dhalin doonaa bur-burin Qaran
Sida tilmaamaha ka muuqda kooxo dano, Siyaasadeed ka leh ku doonayaan wax ka bedelka Dastuurka Federaalka Soomaaliya,  kooxahan oo diidan qodobo si gaara  u iftiiminaya hanaanka Federalka, maqaamka Caasimada Soomaaliya oo muran ka jiro iyo  Awoodaha nidaanka Dowlad goboleedyada u dhismayaan.

Ragga qorshahan sida weyn u daneynaya faragelinta Dastuurka waxaa hurmuud ka ah Madaxweyne xasan sheekh iyo kooxo la aragti ah oo markii hore  Ergooyinkii 800 ee wakiilka ka ahaa qeybaha Gobolada dalka ku nool ee Soomaaliya, kooxan awooda Dowladda Soomaaliya u adeegsanaya si shakhsiya wax ka bedelka Dasduurkan Federaalka Soomaaliya Afti Ergo gaaraysa ama ku dhow kun Wakiil ka ah qeybaha bulshada ka kooban tahay ugana sareeyeen Isimadda  Ugaasyada iyo Suldaamda Soomaaliyeed.

Ansixintii Dastuurka Federaalka Soomaaliya wuxuu abuuray soo xulitaankii Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya oo doortay Gudoonkii Golaha Barlamaanka iyo qabsoomidii Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya. Wuxuu kaloo Ansixintii iyo meel marintii Dastuurka Federaalka ka saaray Soomaaliya hanaankii Dowladdii ku meel gaarka Soomaaliya, kaasoo loo aqoonsaday hay’adaha Dowliga Federaalka inay yihiin Dowlad Rasmiya.

Haddaba, waqtigii  Ergooyinkii kunka ku dhowaa ansixinayeen waxaa lagu heshiiyey in loo diyaariyo afti dadweyne inta ka horaysana ku sii shaqeeyaan Hay’adaha Dowliga Federaalka Soomaaliya, hase ahatee wax farahelin iyo wax ka bedel awood u laheyn Baarlamaanka Soomaaliya madaama afti wakiilo dadweyne si guud u ansixiyeen, xaalada wax looga bedelikarana ay tahay oo kaliya Dastuurka Federaalka oo Afti guud oo Dadweyne loo qaado.

Kooxaha hadda u ololeynaya wax ka bedelka iyo faragelinta Dastuurka ee Muqdisho laga wado waxay abuuraysa muran iyo khilaafyo dib u celiya Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasna waxaa kuu cadeynaya kooxahan Dastuurka naceybka u qaba sida loogu heshiiyey qeybo Muqdisho ka mid ah kala tashaday aragtida ay qaban balse Soomaaliya Dowlad Goboleedyo iyo Gobolo iyo degmaayin badan ka kooban tahay. Tani waxay ka mid tahay jahawareerinta Dowladnimada, marka Arday, ururo bulsho iyo xubno Beesha Caalamka hab qaldan loogu bandhigo fasiraadaha qaldan ee dib u Eegista Dastuurka loogu magacabay xili Maamulka Puntland sheegtay in shakhsiyaad iyo kooxo yar qodobo badan ay ka saareen oo ka badeleen Dastuurka Federaalka Soomaaliya, waana guddiyadda hadda  Madaxweynuhu magacabayo dhawaan mid ka mid ah kuwa waxbedelka horay ugu sameeyey Dastuurka Federaalka Qaranka Soomaaliya.

Haddaba, waxaa shaki ku jirin in faragelinta iyo Waxka bedelka Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee horay loogu heshiiyey isku dayga ay ku doonayaan qodobadii horay loo sheegay in ay ka saraan dhicikarto khatar dib u dhac ku keenta Dowladda Federaalka Soomaaliya una horseedi karta bur bur iyo kala  daadasho qeybihii ku tiirsanaa dowladda Federaalka ee Dowlad goboleedyada oo ka baxa ka sii mid ahaan shaha Dowladda dhexe Federaalka haddii ay ku xad-gudbaan Dastuurka iyo Sharuucda Federaalka Soomaaliya. Tani markaas waxay noqonaysa in Madaxweyne Xasan Sheekh isu bedelo Madaxweynaha Banaadirland State oo la orankaro wuxuu xukumi sadexda Gobol ee kala ah Gobolka Bamaadir,Gobolka Shabeeladda Hoose iyo Gobolka Shabeelada dhexe, taasoo ah habka hadda u shaxeysan in uu Sida habka isu raacayan gobolada koonfureed. Balse la arki doone ololaha Faragelinta Dastuurka Federaalka Soomaaliya on ay noqdaan mid u najaxa kooxaha naceybka u qabay ansixintii Dastuurka Soomaaliya.

W. Q. Bille Maxamud Qabowsade, Bosaaso,Puntland,Soomaaliya

REER MAAKHIR MAXAAY KU DIIDEEN XORRIYADDA FIKIRKA IYO RA’YIGA WANAAGSAN?BY YASSIN S.DUALEH
Akhlaaq bur-burka iyo dabar la’aanta hadalku waxay hoos u dhigaan maqaamka qofku ku leeyahay bulshada, iyada oo la raac-raaco dhaqanka iyo qiyamka reer galbeedkuna waxba kama tarayo xaaladda siyaasadeed iyo ta dhaqaale.,halka ugu sarraysa ee saqaafadda ama dhaqanka islaamku leeyahayna waa qabsashada qiyamka iyo hanaan akhlaaqeedka wanagsan ee uu jeexay.

Xoriyadda hadalka waa in qofku aragtidiisa ka dhiiban karo, siyaasadda iyo guud ahaan arimaha bulshada, iyo inuu si xor ah ula doodi karo qof kale. Iyo inuu muwadinku xor u yahay inuu qoro aragtidiisa isaga oo aan ka baqeyn in lagu ciqaabo. Laakiin waxaa jira xad, qofku xor uma aha inuu ku hadlo ama qoro wax kasta oo maskaxadiisa ku soo dhaca.

Sidaa daraadeed waxaa jira sharciyo xadidaya , Tusaale ahaan sharcigu ma ogola in hadal cunsuriyad ama nacayb kooxeed loo soo bandhigo bulshada dhexdooda oo laga doodo, ama war aan jirin laga sheego muwaadin ama masuul shakhsiyadiisa (BUHTAN} kaasi oo lagu duudsiyo xuquuqdiisa qofnimo, laguna sharaf dilo, dhibaatona ka dhalato.

Somalildu waxay tidhi “Haddan af  xumaan gacani ma xumaato”.

Qof walba xaq ayuu u leeyahay inuu dhiibto fikradiisa iyo sida wax ula muuqdaan, inuu naqdiyo ama khilaafo fikrad uu qabo qof kale, ama urur kale haday tahay madaxada dalka u sareeyaba , haddii aanay ku fadhiyin diinta.

Islaamku isagoo taas dhiirrinaya wuxu ku sheegay dhaliisha loo soo jeediyo madaxweynaha ama suldaanka inay tahay ta ugu fadli badan jihad. Nebigu sidaas waxa uu yidhi mar la weydiiyay jihaadkee ayaa ugu fadli badan  Nebigu (scw} ku jawaabay (kelmad xaqa oo laga hor yidhi suldaan xad gudub badan.( keligii taliye aan cidna dhegaysan].

Quraanka kariimka ahina waxaabu umada Nebi Muxamad (SCW}ku amaanay inay yihiin dad wax isu sheega oo aan ka waaban inay waxa wanaagsan isu sheegaan waxa qaldana isaga digaan, (Waxaad Tihiin Ummad La Soo Saaray Ta Ugu Kheyrka Badan , Waxaad Is Fartaan Wanaagga Waxaanad Isu Diidaan Xumaanta). AllaCimran

Sidaas ayay xaaladdu ahayd xilliyadii wanaagsanaa ee islaamku soo maray gaar ahaan xiligii afarta khulafa’u-raashidiinka iyo waqtiyo kale oo ka dambeeyayba.

Waxa uu muwaadinku xaq u leeyahay inuu tibaaxo argtidiisa siyaasadeed, kana qeyb qaato hawlaha siyaasadeed ee waddanka ka jira, waxa uu ka mid noqon karaa urur siyaasadeed amaba ururada kale ee bulshada inta lagu jiro xayndaabka  islaamka.

Dhinaca siyaasadda oo keliya maahee waxa kale oo islaamku ilaaliyay xaqa uu qofku u leeyahay in uu guud ahaanba maskaxdiisa kaga shaqaysiiyo isagoo soo bandhigi kara wax kasta oo aqoon iyo horumar u keeni kara gebi ahaanba bulshada, sidaas awgeed waxaad arkaysaa quraanka kariimka ah  oo inagu dhiirrinaya had iyo jeer  in aynu adeegsano  caqliga si garashadeena iyo wacyigeenu u koro, sidaas daraadeed islaamku kama soo hor jeedo wax allaale wixii aqoon ah ee ay soo kordhiyaan aqoon yahanku, hadday tahay xaga sayniska, tiknoolajiyada, cilmiga caafimaadka, cilmiga astaroonamiga iyo hawada sare.

Dhinaca reer galbeedka iyo waayaha qaarkood sida ay u arkayeen soo korodhka aqoonta iyo afkaaraha aqoon yahanka waxay kugu noqonaysaa layaab, iyo inay kugu adkaato inaad aqbasho.

Xorriyadda hadlka ee aynu rabnaa waa mid ku fadhida islaamka

Waxa inagu filan Xikmaddahan Khaliifkii 1aad Abuubarka Asidiiq RC

“Kheyr ma laha hadal aan ilaahay dartii loo odhani, kheyr ma laha xoolo aan lagu bixin jidka ilaahay, kheyr ma laha ka ay aqoon yaraantiisu ka xoog badato dulqaadkiisa, kheyr ma laha ka canaanta dadka uga baqa ku dhawaaqidda  xaqa”.

Masuulyiintii gobolada qoraaladii uu dirayn waxa ka  mid ahaa

“Wanaagana is fara xumaantana iska reeba , ogaada qofka muslinka ahi ma dulleeyo naftiisa. Anigu waxaan la jiraa qofka taagta daran ilaa iyo inta uu yahay mid dulman”.

“Xaqa hawga tegina canaan ka baqasho,  ilaahybaa idinkaga filan ciddii dhibaato idinla damacda.”            “Dadka hadal wanaagsan ku dheha”

Qoraal iyo odhaah kastaa waa inay noqotaa mid waxtar leh oo  xikmad iyo macno weyn xambaarsan waxna soo kordhin karta

- See more at: http://gaafo.com/216019/xorriyadda-fikirka-iyo-rayiga-by-ahmed-adan-cali-haybe/#sthash.sndnManT.dpuf

Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta

badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada. Aan ku billaabee

Akhlaaq bur-burka iyo dabar la’aanta hadalku waxay hoos u dhigaan maqaamka qofku ku leeyahay bulshada, iyada oo la raac-raaco dhaqanka iyo qiyamka reer galbeedkuna waxba kama tarayo xaaladda siyaasadeed iyo ta dhaqaale.,halka ugu sarraysa ee saqaafadda ama dhaqanka islaamku leeyahayna waa qabsashada qiyamka iyo hanaan akhlaaqeedka wanagsan ee uu jeexay.

Xoriyadda hadalka waa in qofku aragtidiisa ka dhiiban karo, siyaasadda iyo guud ahaan arimaha bulshada, iyo inuu si xor ah ula doodi karo qof kale. Iyo inuu muwadinku xor u yahay inuu qoro aragtidiisa isaga oo aan ka baqeyn in lagu ciqaabo. Laakiin waxaa jira xad, qofku xor uma aha inuu ku hadlo ama qoro wax kasta oo maskaxadiisa ku soo dhaca.

Sidaa daraadeed waxaa jira sharciyo xadidaya , Tusaale ahaan sharcigu ma ogola in hadal cunsuriyad ama nacayb kooxeed loo soo bandhigo bulshada dhexdooda oo laga doodo, ama war aan jirin laga sheego muwaadin ama masuul shakhsiyadiisa (BUHTAN} kaasi oo lagu duudsiyo xuquuqdiisa qofnimo, laguna sharaf dilo, dhibaatona ka dhalato Somalildu waxay tidhi “Haddan af  xumaan gacani ma xumaato”.

Qof walba xaq ayuu u leeyahay inuu dhiibto fikradiisa iyo sida wax ula muuqdaan, inuu naqdiyo ama khilaafo fikrad uu qabo qof kale, ama urur kale haday tahay madaxada dalka u sareeyaba , haddii aanay ku fadhiyin diinta.

Islaamku isagoo taas dhiirrinaya wuxu ku sheegay dhaliisha loo soo jeediyo madaxweynaha ama suldaanka inay tahay ta ugu fadli badan jihad. Nebigu sidaas waxa uu yidhi mar la weydiiyay jihaadkee ayaa ugu fadli badan  Nebigu (scw} ku jawaabay (kelmad xaqa oo laga hor yidhi suldaan xad gudub badan.( keligii taliye aan cidna dhegaysan].

Quraanka kariimka ahina waxaabu umada Nebi Muxamad (SCW}ku amaanay inay yihiin dad wax isu sheega oo aan ka waaban inay waxa wanaagsan isu sheegaan waxa qaldana isaga digaan, (Waxaad Tihiin Ummad La Soo Saaray Ta Ugu Kheyrka Badan , Waxaad Is Fartaan Wanaagga Waxaanad Isu Diidaan Xumaanta). AllaCimran

Sidaas ayay xaaladdu ahayd xilliyadii wanaagsanaa ee islaamku soo maray gaar ahaan xiligii afarta khulafa’u-raashidiinka iyo waqtiyo kale oo ka dambeeyayba.

Waxa uu muwaadinku xaq u leeyahay inuu tibaaxo argtidiisa siyaasadeed, kana qeyb qaato hawlaha siyaasadeed ee waddanka ka jira, waxa uu ka mid noqon karaa urur siyaasadeed amaba ururada kale ee bulshada inta lagu jiro xayndaabka  islaamka.

Dhinaca siyaasadda oo keliya maahee waxa kale oo islaamku ilaaliyay xaqa uu qofku u leeyahay in uu guud ahaanba maskaxdiisa kaga shaqaysiiyo isagoo soo bandhigi kara wax kasta oo aqoon iyo horumar u keeni kara gebi ahaanba bulshada, sidaas awgeed waxaad arkaysaa quraanka kariimka ah  oo inagu dhiirrinaya had iyo jeer  in aynu adeegsano  caqliga si garashadeena iyo wacyigeenu u koro, sidaas daraadeed islaamku kama soo hor jeedo wax allaale wixii aqoon ah ee ay soo kordhiyaan aqoon yahanku, hadday tahay xaga sayniska, tiknoolajiyada, cilmiga caafimaadka, cilmiga astaroonamiga iyo hawada sare.

Dhinaca reer galbeedka iyo waayaha qaarkood sida ay u arkayeen soo korodhka aqoonta iyo afkaaraha aqoon yahanka waxay kugu noqonaysaa layaab, iyo inay kugu adkaato inaad aqbasho.

Xorriyadda hadlka ee aynu rabnaa waa mid ku fadhida islaamka

Waxa inagu filan Xikmaddahan Khaliifkii 1aad Abuubarka Asidiiq RC

“Kheyr ma laha hadal aan ilaahay dartii loo odhani, kheyr ma laha xoolo aan lagu bixin jidka ilaahay, kheyr ma laha ka ay aqoon yaraantiisu ka xoog badato dulqaadkiisa, kheyr ma laha ka canaanta dadka uga baqa ku dhawaaqidda  xaqa”.

Masuulyiintii gobolada qoraaladii uu dirayn waxa ka  mid ahaa

“Wanaagana is fara xumaantana iska reeba , ogaada qofka muslinka ahi ma dulleeyo naftiisa. Anigu waxaan la jiraa qofka taagta daran ilaa iyo inta uu yahay mid dulman”.

“Xaqa hawga tegina canaan ka baqasho,  ilaahybaa idinkaga filan ciddii dhibaato idinla damacda.”            “Dadka hadal wanaagsan ku dheha”

Qoraal iyo odhaah kastaa waa inay noqotaa mid waxtar leh oo  xikmad iyo macno weyn xambaarsan waxna soo kordhin karta.

Nin baa hal qudha lahaa , HASHII baa rintay  12 ban bilood buu ka dhur sugaayay , sidii uu caanoo aga dhami lahaa .

Markii ay dhashay ee lays lahaa add maashiin , ayaa MAALMO ka bacdibaba ayaa WARAABE cunay  HASHII .

Habeenkii danbe ayuu ciyay WARAABIHII  ( UUUUU U) UUUUU U (waa codka waraabaha ) .

Ninkii HASHA uu ka cunay baa yidhi : ADNA AAYAR BAAD UUUUU U iska tidhi

INTA LAGU NACAYNA MA OGID .Waagu markuu beryo bal waa meesha aad gashaa .

WARAABBAW bal waa meesha aad iga gashaa , waanaynu isnaqaanaa

Reer Maakhir waxaay ka soo horjeesteen wax kasta waanaag ah  fiican oo  FIKIRKA IYO RA’YIGA wanaagsan waxaay jecladaan Nasii oo amuus.

Subxaanallah:Daawo Faysal Cali Waraabe oo Habaaray Calanka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xassan Sheekh(Video)
Faysal Cali Waraabe ayaa inbadan waxaa Warbaahinta Laga Dhagaystay isagoo Marwalba cay iyo  Aflagaado ugeysanaya Masuuliyiin magac iyo maamusba Leh

Balse Maanta ayuu ugu Darnaa oo Waxaa uu uu habaaray Calanka Soomaliya isagoona yiri ”Calankeena Somaliland Waligii Dhicimaayo Balse Kaa Dhiigu ku Dhacay  ee latoosin kari Waayay ee Gaal & Muslinba isugu yimi Kaasaan Waligii latoosinayn Inshaa Allah oo Waxayba Noqon doonaan  Dadka Reer Muqdisho Kuwo Calanba Waaya oo isku Madha iscuna Ilaahay idankii Alle ayaan ubaryaynaa”

Faysal Sidoo Kale waxaa uu Sitoosa isna uhabaaray madaxweyne uu Kusheegay madaxweynaha banaadir islamarkaana ula Jeedo Madaxweyne xassan Sheekh isagoona yiri ”Wuu baaba’ayaa Xasan Inshaa Allah Intaa Wuxuu Wadaa oo kuhawlanyahay sidii uu noo Burburin lahaa oo kuwo hargeysa ujooga ayaa yiraahda Dadka Reer hargeysa iyo Reer Burco been ayaan ugu Soo Sheekaynaynay”….Waxba yaan hadal kugu Daaline Hoos Kadaawo Si live ah adaa Yaabi Doonee faysal waxa uu ku hadlayo