Ciidamada Atam Ee QAlalaasaha Kawada Buuraha Golis
3rd April 2012 · 0 Comments
Kairn;. Maleeshiyaadka Ka amar qaata Atam oo Dhawaan Sheegaty Inay kamid yihiin Alshabaab Ayaa Beryahanba Waday Dagaalo gaadma Ah oo Ay kawadeen Buuralayda Golis Dagaalkaas oo ah nooca looyaqaan kudhofoo kadhaqaaq,
Kaas oo ula jeedadoodu tahy inay amaanka ku khalkhal galiyaan ayaa waxaa weerar gaad ma ah ka geysteen buuraha loo yaqaan meer meerka kaas oo kuyaala laamida gasha magaalada boosaso iyaga oo habeen hore xili danbe soogalay magaalada Karin isla markaan dadkii magaalada joogay ugeystay hanjabaad iyo caga juglayn majirto wax dagaala oo ka dhacay,
Balse markay ogadeen in ciidamada dawlada buntland aykawar heleen ayay ka bexeen weerarka ayaa ah weerarada looga bartay alshabaab kaas oo ay dadka ku baqdin galiyaan ma aha markii ugu horaysay oo ay sooqaadaan gaadmo noocan ookale ah majirto wax Waroo kusaabsan arintaa oo kasoo baxay maamulka buntland balse wixii waroo kusaabsan arinkaa kala soco mareegata galgalanews.com
Galgalanews.com
By Editor
Readers Comments (0)
Comments are closed.
