DHEGAYSO:-Khudbadii Sh.Mustafe Xaaji Ismail ee Masaajid Oslo Ku Yaalla
13th May 2012 · 5 Comments
Oslo:- Sheekh Mustafa Xaaji Ismail oo ka mid ah Culumada Waa Wayn ee Somaliyeed ayaa Maalintii Jimcaha ee aan soo dhaafnay Khudbad ka Jeediyay Masaajidka Towfiiq ee ku Yaala Caasimaa Norway Oslo waxana uu Khudbadaasi Kaga hadlay Masiibada Khawaarijtu ay Leedahay iyo Baraarugii uu Nabi Maxamed [NNHK] Ha Ahaatee uu Islaamka uga sheegay
Khudbadaasi Sheekhu Wuxuu kaga hadlay Dhibaatada ay Islaamka u Leedahay iyo Fidana ay Horseedo in Umada Islaamka ahi ay ukala Baxado ama Uka Jabto Firqooyin Kuwaasi oo ku kala Taga Walaaltinimada uu Ilaahay Quraankiisa ku Sheegay
Hoos ka Dhegayso.
0000Walaatinimada iyo dhibta khilaafka.Sh mustafe fatxusalaam
Podcast: Play in new window | Download
Readers Comments (5)
Comments are closed.

masha allah khudbad aad uu ficaan waye . thnxs team galgalanews . waxan uso jediin lahaa team galgalanews inan kahelno maxadirooyin nocano kala ah aadka uu cusub
Waxaan u jawaabayaa ninka la baxay Jadson, ee comment-ga sare qoray. Yaa ka KAAFIRNIMO badan oo ka Lunsan oo ka nasiib xun, qof luuqadda Somaliga ku hadlaya oo hadana Aflagaadheynaya/caayaya NEBI MUXAMMED {S.C.W}. waxaan ku leeyahay NACLATULLAAHI CALAYKA YAA KAAFIR,MUSHRIK WAAXID.inaad magacaaga cadiga ag iska sheegataa fiicnan lahayd, WAR NINKAA HALA BAARO CIDDUU YAHAY SAAS KAGA HARIMEYNEE.
jadson ilaahay hakusoohanuuniyo
abdi6734May Allah destroy Khawarij al-shabaab. Who have made it their misison to bring misery, disunity and destruction to the somali people.May Allah dishonour them and cast them to hell.May Allah swt protect the people from them, their murdering lying ways.Oh Allah have mercy on the somali people who are truly your slaves against these bewitched that kill for no reason and call your servants disbelivers.Oh Allah bring peace to somalia and help the islamic government of shariff, ameen, ameen
Asalaamu calaykum muslimiinta soomaaliyeed iyo homepagka galgala:
ku homepagka Galgalanews wlaalayaal commentiga Jadson waa kufri cad mana banaana inii lafaafiyo, markaas wxaan jeclaan lahaa inaad tirtirtaan.