“Feyte Sanaag Waa Puntland Magaca Idaacaduna Waa Radio Sanaag” Waraysi DHEGAYSO
29th June 2012 · 18 Comments
Bosaaso:(GalGalanews) Idaacada One Nation oo ka mid ah Idaacadaha Magaalada Bosaaso ayaa Waraysi dheer la yeelatay Jaamac Feyte oo ka mid ahaa Koox waday Radio Sanaag oo deegaanka Sanaag Laga Howlgalindoono dhawaan.
Afar Sano ka dib ayaa Feyte dib uga soo dhex Muuqday Gobolada Puntland ka dib Xadhigisii sanadkii 2009- oo uu u dhoofay Dalka Kenya
Dibu Hashiisiin balaadhan oo ay Dowlada iyo Tifatiraha Boggaasi wada Galeen ayaa dhabaha u xaadhay inuu Gobolka Sanaag Gaadhsiiyo Idaacada FM ah oo Gobolkaasi ay ugu Deeqday Dowlada Somaliya
Wuxuu u Mahadceliyay Wasiir ku Xigeenka Amniga PL Coll Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo Garoonka Bosaaso kaga Hortegay iyo Gudoomiye ku Xigeenka Rugta Ganacsiga Puntland Maxamed Caydiid Jaamac Dibada.
Wuxuu ugu Baaqay Qurba Joogta Sanaag inay Taban Taabiyaan Qaabkii ay Idaacadaasi u Shaqayn Lahayd wuxuu ku Dheeri Galiyay inay Taageeraan Horumarka Warbaahineed ee G.Sanaag.
Waraysiga Hoose ka Dhegayso.
Waraysigii dhexmaray jaamac iyo maxamed xirsi cabdi
Podcast: Play in new window | Download
Readers Comments (18)
Comments are closed.

aad iyo Aad ayaan u Soo dhaweynayaa Mudane Feyte Runtii Waa nin Dadaal Qaran Wada Mansah Alaah Bartaas kawad ayaan ku leeyahay RUntii Rag badan Ayuu Dhamaa oo Qurbaha Iska Hurda,,
nin culus fayte siyaasi weriye iyo siyaasi insha allah mustaqbalka inaad intaa wax kabadan soo hoysaa kuu rajynyaa thnkz
Feyte waa mid ka mid ah hormuudka jiilka cusub waana dadka horusocdka ee Sanaag… Bilad ayaan ku gudoonsiindoonaa haddii Eebbe Idmo.
masha alah mudane fayte waxad qabatay wax wanagsan halkana kasiwad hawlaha
haddee waa in idaacada lagu xiraa ta Puntlandi laakiin aan lagu xirin ta muqdisho. haday barani tahay puntlandi.
wadani qaaliya oo geesi geesi dhalay ah ,fayte waxaan kulleeyahay ilaahay garabkaaga hagalo aamin
Feyte is a true journalist. Articulate , strategic and very diplomatic.
Keep up the good work President Fayte.
Waxaan kaloo kula talin lahaa inaad siyaasada Somaliya gashid adigoo metelaya gobolka Sanaag.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk reer baadiye casha da riday awl ba wuxu ahaaaa reer bari oo faaiido ma lahayn kkkkkkkkkkkkk
Ina Feyte Waa nin Maskaxda looga jiro raadiyahaan shaqo kuma laha, wuxuu rabaa dadka masaakiinta ah oo bari jooga inuu yiraahdo anigaa keenay, war dowlada ayaa laga soo qaaday, mida kale halaga ilaaliyo ina feyte hadii kale dadka ayuu ka caayi doonaa shaqo kale ma yaqaano.
maan sh,allah ninka waraysiga qaadaya waa nin sare waana wariye caan ka ah magaalada bosaso mustaqbl soo baxaayana kuleh saxaafada allaha iska daaye waa maxamed xirsi cabdi {jabra}
bal ila dhagaysta su,aalaha kaliya qaabka uu fayte uwaydiinayo waxaasa lagaa dhahaa wariye allaha iska daaye aamin dhahaya faytana waa nin sare isna sifiican ayuu su,aal walba uga jawaabaya
Ayaan Fayte dhalasho ahaan waa nin Warsangeli ah,haseyeeshee aan aqoon durugsan u lahayn dhaqanka beesha. Waxa wanaagsan in qofka lagu qiimeeyo dhaqankiisii,hadduu yahay mid hufan iyo hadduu qaloocan yahay ummada ayaa kala saaraysa “Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ninkii uurka haba illahay baa arka,ninkii isha dabana aadmigaa arkaya. Ayaan waa dadka jecel in wax burburaan,waa dadkii Jibriil Cali Salad iyo Caasha Axmed Cabdalle ee Maakhir ololaha ugu jirey. Maanta Ayaan Fayte wuxuu leeyahay Puntland ayaan ahay. Waxa laga yaabaa inuu soo hadoobay, haseyeeshee wakhtigaa sheegi innuu dabar goosto iyo innuu is waansado “kaadi badane waa loo gogol badiyaa” , kor waayeelna waa wada indho.
Togaherer@yahoo.com
fayte waxanku leeyahay guul kolay caqiibo kuguma ogayne bal iska dadaal alana haku garabgalo
Waayaabe warsan geli saw kuwa yiraahda ceeri gaabo ayaanu leenahay maxaa idaacada loo gayn waayey
kkkkkkkkk aarkuwan day anaga waxbayahay noofaaninayaan , fayte waar reer sanaagow kaluunkiina iskacuna wax kale kuma fiicdinine kkk
Waxay nacaska darwiish la baxayow iska caaac dheh kolay dhulbahante la hasteena baad tahaye
adero hangaraarac lug uma dhutiyo kow dhe dayaxna nuur uma bahna feyte amaan ilaahy ayaa siiyey hadii la caayona ninkaa caaya ayaa ku dufoobay ninka wax caayayaow nin caydiisa ha eegine horta taada eg mgrty aabo ha ceeboobina looooooooooooolz
idinkala garran maynee guulaysta !!!
war waa kii cuqdada hooyadii dishay fayte waa doqon aniga aqaana weliba waab laba adle hadba qofkii shlin siiya ayuu raca hooyadii ayaa cuqdadi dishay halkan nairobi ayuu alkolad ku miisani jiray hooyada iyo dawcawda aad tahyba was doqon doqoni dhashay ilka dheerow af huryo sanaagna waxba kamaad tihid boosasona hadalkieedba da waa lagu wasa adiga iyo hooyadaaba