Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Interviews, Latest News

DHEGAYSO:-Khudbadii Salaada Jimcaha ee Sh.Umul uu kaga hadlay Muhiimada Xajka

28th September 2012   ·   1 Comment

Nairobi(GalGalanews) Sheekh Maxamed Umul Xafidahulaahi ayaa Maanta oo Jimcaha Masaajidka Dhabaha Lixaad ku Yaala ee Magaalada Nairobi ka Jeediyay Khudbad qiima badan oo uu uga hadlayay muhiimada Xajka oo Maalmahan Islaamku Isku Diyaarinayo.

Sheekh Alle Habarakeeyee wuxuu Sheegay in Gudashada Xajku ay tahay Shayd Muhiim u ah Islaamka Guud isla markaana Qofkii Ilaahay u Fududeeyo uu Islaamka kale een wali Fursadaasi helin uu u Soo Duceeyo.

 

Khadubadii Sheekh Umul Hoos ka Dhegayso.

sheekh umul

By

Readers Comments (1)

  1. bari girle says:

    Ala yaa baarik fiika shaykh mahamed abdi umal janadiii fardowsa ilaahay guri hakaaga dhiso

    Ilaahow culimada nooxafid


Comments are closed.