Hambalyo Abdisalaam Cisman Bulqaas
6th October 2012 · 3 Comments
Dhamaan Dadkan Hoos ku Qoran waxay Hambalyo dhalasho u dirayaan Cabdisalaam Cismaan Bulqaas iyo Murwadiisa Yurub Cadbi Saleebaan oo Wiil ugu Dhashay Caasimada Kenya ee Nairobi,wiilkaasi ayaan leenahay Soo Bar-Baar Noqo Kii Dalkiisa iyo Diintiisa Cafaca Amin Amin
Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas [Jiir]
Faisal Cismaan Cismaan Bulqaas
C/rashiid Cismaan Bulqaas
Siciid Cismaan Bulqaas
C/raxmaan Cismaan Bulqaas
Ayaan Cismaan Bulqaas
Naadiya Cismaan Bulqaas
Nuura Cismaan Bulqaas
Sacdiya Cismaan Bulqaas.
Hooyo Caasha Axmed Samatar
Saleebaan Cismaan Saalax
Maxamuud Ismail
Barre Beerdhige
Jaama Ayaanle Feyte
Mukhtaar Qaayib
Dirir Omar Ducaale Qaayib
Khatra Axmed Jaamac
C/raxmaan maacir
C/qaadir Khaliif 7-Tuulo
C/raxmaan Shariif
Axmed Ciise Cabdi
Said Cabdi Faarax-Wayne
Siciid Pharmacy
Jamac Baydhabo
Cadnaan Cabdi-casiis dhoolay
Maxamed Cali Kaba calaf
Guray Xaaji Diraac
Mahdi Xaaji Siciid Xeeray
Baashi Xaaji Siciid Xeeray
Abshir Ceegar
Liibaan C/rashiid Said Farah Bile
Cali Siciid Faarah Bile
Cali Awad Cali Sanyare
Dhamaan reer Cawad Cali Sanyare
Dhamaan Dadkaasi oo Kala Jooga USA UK,Kenya, Dubai, Somaliya waxay leeyihiin Wiilkaasi Ilaahay Ha Barakeeyo Amin Amin
Bahda-GalGalanews ayaa Hambalyo taasi la mid ah diraysa
Readers Comments (3)
Comments are closed.

Maashaa Allah Adeer C/salaan waxaanu leenahahay wiilka inoo soo kordhay Ilaahay haka dhigo kii dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisaba anfaca, Aamin Aamin
Hambalyo Mr Bulqaas aad iyo aad ayaan kuu jeclahay walal maanshallah tabaaraka laah waa khayr soo barbaar adeer ayaan leeyahay inanka yar ee inoo dhashay
Mr Feytana waxaan leeyahay adna aan kaa maqno warfarxadeed maan shaallah dhamaantiin