Sheekh Mustafe X.Ismail Fadliga Badinta Digriga DHEGAYSO
19th October 2012 · 0 Comments
Sheekh Mustafe Xaaji Ismail ayaa Halkan ku Soo Bandhigaya Muxaadiro ku Saabsan Badinta Digriga Alle isaga oo Sheekhu Aad uga Sheekaynaya muhiimada uu Leeyahay in la xuso Alle Subxaanahu Waa Tacaalaa isla markaana la Badiyo Goobaha Diriga iyo Xuska Alle isaga ayaa Xumaan Dhan ka Nasahani, Majlis ama Fadhi Alle Lagu Xasuusanayo ayaa la Faray Nabi Maxamed Alle Naxariis Korkiisa Haka Yeelee, Sidoo kale Akhriga Quraanka ayaa Sheekhu Xusayaa inay tahay Khayr alle loogu dhawaanayo.
Hoos ka Dhegayso.
007. Sh. Mustafa X. Ismacil- Fadliga fadhiyada dikriga
Podcast: Play in new window | Download
Readers Comments (0)
Comments are closed.
