Tuulada Buula Gaduud Oo Huwanta u gacan gashay saacadihii la soo Dhaafay
20th November 2012 · 0 Comments
Tan iyo markii ciidamda Huwantu ay gacanta ku dhigeen magaalda istiraatiijiga ee kismayo ayeey waxaa ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ku aadan in ay isku fidiyaan tuulooyinka hoos yimaada kismayo sida tuulooyinka dhaca waqooyiga kismayo
iyadoobna ay ugu danbeesay tuuulada Buula gaduud oo dhacda 30 km waqiiyiga kismayo
Ciidamda Soomalida ookaashanaya kuwa Kenya ayaa ku dhaqaaqay tuukadaas wax yar uun ka dib markii ay ka war heleen in ay isga baxeen maamulki islaamiga ee ka talinhyay goobta kuwaa oo si nabad galyo ah kulla wareegay tuulada
Dadaka deegaanka oo la hadlahyay Galgalanews yaa noo xaqiijiyay in tuuladaasi ay shabab faarujiyeen kadib markii ay ka warheleen ion ay ku soo wajahnaayeen cudud Ciidan uu ku qalabeesan agabka milatry misane ay galbinyaaan dabaabaad Dagaal 

Xiriir aan la sameeynay saraakiishii ku sugneed goobta waxay sheegeen in goobta aysan aheen goob dagaal hase ahaaatee difaac adag ay ka xiranyaan hareehaha tuuladaasi iyo dhulka hawdka ah ee ku xeeran dhulkaasi Sidaa waxaa yiri Sheeq Saacid oo Ka mid ah saraakiisha shabaab
Hadaba la wareegida buula gaduud ee ay huwanto la wareegeen ayaa fududeehynesa in xarakadu al shabaab ay lumiyaan goob muhiim ah sida oo ay weerarada kaga soo qaadi jireen magaalda muhiimka ah ee kismayo iyadoo u danbeesay weerar maalin ka hor ay ku qaadeen waqooyiga magaaladaagagaarka Jaamacada kismayo iyo dhagax Jabinta halka loogu yeero oo Fariisimo u Ah Huwantu.
waana tuuladii labaad ee waqooyiga magaalda kalla wareegaan xarakda al shabaaab tan iyo wixii ka danbeeyay hanashada kismayo
Jaamac Ukun
Xafiiska Kismaayo
Galgalanews@gmail.com
By Editor
Readers Comments (0)
Comments are closed.

