Ogaysiis: Dhamaan Qurbo Joogta Maakhir Shir Teleconference:
29th November 2012 · 1 Comment
Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhir Meel Kasta oo ay Aduunka Ka joogaan, Waxaa la Ogaysiinayaa In uu Jiro Shir Dhinaca Telefoonka ah oo lagaga Waramo doono Xaaladdaha ka Soo Cusboonaaday Degaanka Maakhir. Waxaa Inoo waramidoona
1.Wasiirka Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed
2. A/Waaxid Mohamed Hassan
3. Co/Abdulaahi Omar Cashuur
4. Gudoomiyaha Gobolka Badhan Mohamoud Ismaciil Ciyoon
5.Mayor Gobolka badhan Abdirizak Ciise
6. waxgaradaka odayaasha reer maakhir.
Numberka Shirka Waxaad Kala Xiriirta Yassin S.Dualeh (952) 594-5875 Maalinta Sabtidda 12 /01/12 Saacadda Shirka: Waa 1 duhur Ee Waqtigga Minnesota. 7da fiidnimo Ee London
Readers Comments (1)
Comments are closed.

War anigo ah wiil cowrmale badhan asliyan iska leh wax makala socdo marka side wax u jiraan.walaalyal.