Ogaysiis: Dhamaan Qurbo Joogta Maakhir Shir Teleconference:
1st December 2012 · 0 Comments
Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhir Meel Kasta oo ay Aduunka Ka joogaan, Waxaa la Ogaysiinayaa In uu Jiro Shir Dhinaca Telefoonka ah oo lagaga Waramo doono Xaaladdaha ka Soo Cusboonaaday Magaalada Kismaanyo. Waxaa Inoo waramidoona
1.Gudoomiyaha beesha Baroow Ismail Abaay.
2. Gudoomiyaha Ku Xigeenka Imaan Adaan Shire
3. Ahmed bashir Hassan
4. Musse ahmed Ali (musse liclic)
5.Soome Rooble Ahmed
6.Maclin Abdirahman Taangoy
7.Xusseen Adan Hillowle
8.Mohamed Hassan nuur
9.salah macil Adan
10.Duuge Nuur Ali
11.Hassan Ali Ikhwaan
12.Geedow haji Ali
13.Jama Yusuf Mohamed
14. abdiqadir jama cilmi
15.Siciid adan Cool
16.Mohamed Hassan Fiidow
waxgaradaka odayaasha reer maakhir.
Numberka Shirka Waxaad Kala Xiriirta Yassin S.Dualeh (952) 594-5875 Maalinta Axada 12 /22/12 Saacadda Shirka: Waa 09:00Am Ee Waqtigga Minnesota. 3:00pm da fiidnimo Ee London.
Readers Comments (0)
Comments are closed.
