Kulankii Gogol-xaadhka Shirweynaha Jaaliyada Maakhir Ee UK
3rd December 2012 · 0 Comments
Minneapolis-GGNews: WAXAA KADHACAY MAGAALADA BIRMINGHAM EE CARIGA INGIRIISKA 02/12/12 SHIRWEYNE LOO GU
GOGOL XAADHAAYO SHIRWEYNEHA GUUD EE BEESHA REER MAAKHIR OO KA SOO JEEDA
GOBOLADA,SANAAG,HAYLAAN,BARI IYO JUBOOYINKA OO KA DHICIDOONA MAGAALADA LONDON
22/12/2012 KAAS OO LA SHEEGI DOONO GOOBTA IYO SAACADAHA UU DHACAYO MAALMAHA SOO
SOCDA,
kulanka wada tashshiga shirkaas ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan jaaliyadaha ku
kala nool gobolada wadanka ingriiska,gaar ahaan jaaliyadaha magaalooyinka,
London
Birmingham
Leicester
Liverpool
Waxaana laysku raacay in laga shaqeeyo midnimada iyo wada jirka iyo horuumarka
wadanka sida
1. Midaynta iyo turxaan bixinta jaaliyada maakhir gudaha iyo dibedaba
2. Dhiirigelinta maal gashiga iyo wax uqabadka deegaanada
3. Ku boorinta in laga qayb galo la lana jaanqaado siyaasadda guud ee dalka.
4. Ku wacyi gelinta bulshada reer maakhir inay han yeelato kana dhex muuqato
meelkasta oo soomaliyii wax ku qaybsanayso.
5. in la sameeyo gudi midaysan oo ka kooban jaaliyadaha yurub ah,
qodobadaas iyo kuwo kale oo muhiima ayaa laysku raacay ,waxaana shirkaas goob joog
ka ahaa wax garad isugu jira aqoonyahano xildhibaano wasiiro ,odayaal culimo iyo
dhalinyaroba,waxaana kamid ahaa dad kii kaqayb qaatay kulankaas magacyada hoos ku
qoran,
1. Xasan Maxamed Saalax (Xasan Soomaali)
2. Wasiir: Maxamuud Cali Kaanje
3. xildhibaan; C/xakiim Maxamed Axmed
4. C/risaaq Shiikh Omar
5. Jamac Cabdi
6. Khadar Maxamed Gaas
7. Muxyadiin Sh Siciid
8. Ahmed M Cabdalla Tigaana
9. Maxamed Maxamed Adan
10. Mahad Caliyoo
11. Saciid M J dhegood
12. C/rashiid Maxamud Abdi
13. Omar Ciise Cali
14. C/casiis Ahmed Sardheeye
15. Maxamed S Cumar
16. Xuseen Cumar Axmed
17. Maxamuud Cabdi Cabdalla
18. Fuad Cali Maxamud
19. Saalax Cabdi Boobe
20. Xaaji saalax
21. Cali Xidig
Ahmed Tigaana tigaana@hotmail.co.uk
Readers Comments (0)
Comments are closed.
