Future: Ku Saabsan Ardayda wax ka barata Khartoum sudan+Maqal
23rd December 2012 · 0 Comments
sida aan la socono khartoum sudan waxaa ku sugan arday badan oo wax ka barta Jaamacadaha ku yaala suudaan kuwaa oo ka soo safray gobolada iyo degmooyinka dallka soomaaliya si ay wax ugu bartaan dalkooda hooyo isla markaana uu daashaday dagaaladii sokeeye ee soo maray dalka
Waxaa jira arday ka qalanjabisay Jaamacadaha ku yaalla dalkaan kuwaas oo dib ugu laabtay dalkiii
ka sokow waxbarashada ardayda waxaa jira Raabidooyin ama Ururo ka dhisan goobta sida Raabidooyinka kisnaayo.Putland Somaliland, Khaatumo, Muqdisho,iyo Boosaaso.
safiirka iyo Qunsulka Somaliya u fadhiya suudaan wax ay in badan Haqabtireen Baahidii somalida ku sugan khartoum kuwaas oo in badan ka caawiyay waxyaaban badan oo ay tabayeen
Hadaba Feuturkaan oo cod ah waxaan ku eegaynaa sida ay ardaydu wax ugu bartaan suudaan iyo jaaliyada ku sugan khartoum
Hoos ka Dhageyso Faaladdoo Dhameestiran
By Jaamac Ukun
By Editor
