DAAWO SAWIRRADA:-Qurba Joog Iyo Dal Joog Jimcahan Si Weyn Ugu Wada Damaashaaday Xeebta Liido
29th December 2012 · 0 Comments
Minneapolis-GGNews:Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya dadka u damaashaad taga xeebta Liido degmada C/casiis ee gobolka Banaadir waxaana maalin walba oo Jimce ah xeebta u damaashaad taga dadweyne aad u farabadan.
Jimcaha maanta waxaa xeebta si wada jir ah ugu damaashaadayey dadyow farabadan kuwaasi oo isugu jiray Qurba Joog iyo Daljoog.
Hada Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida jimcahan uu ahaa damaashaadka xeebta Liido.








































































































