Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Latest News

Book CUSUB

3rd April 2012   ·   0 Comments

Waxaan Ogaysiinaysaa Bulshada soomaaliyeed kuwa jecel Barashada Luqadda english in lasoo saaray buug tayo fiican ookaa hqabtiraya barashada luqadda engliska.

Hadaba Buuga Oo Lagu Magcaabo  ” The ideal Conversation Skills  for English Learners ” Oo Macnaheedu yahay   ” Habka xirfadaha wada sheekaysiga dadka Baranaya Luqadda Englishka ” .

Buugana Oo dhawaan soo baxay ayaa waxaa diyaariyey Eng. Cabdifataax Cabdillahi Muuse ( Farey) oo ah aqoonyahan soomaaliyeed hadana ku nool wadanka Kenya gaar ahaan Magaallada Nairobi .

Eng  ka ayaa Wakhti bada Ku bixiyey sidii  uu dhalinta soomaaliyeed uga haqab tiri lahaa barashada luqada englishka ah .

Buugan oo ka kooban 156 page ayaa wuxuu si fiican oo tayo leh  u barayaa ardayga raba inuu ku hadlo luqada Englishka habab badan oo isku macne ah .

Waxaa Hubaal ah qofkasta oo raba inuu barto luqadda english ka inuu Buugani ka caawinayo wax badan.

Buugan ayaa waxaa aad ula dhacay ardayda  Jaamacadaha dhigta sida  Kenya Uganda, Hindi, Iyo Malaysia.

Buugan ayaa qofkii raba Jumlo iyo Tafaariifba waxaa loogu kenayaa meeshii uu joogo . kaliya waxaa kaa xiga dalab.

Wixii Faahfaahin ah kala xiddhiidh adressyadan :-

Tel: +254-711-921-764/+254- 720-334-600

Email: salah6836@gmail.com

By

Readers Comments (0)


Comments are closed.

Latest News