Ninkan ma Wasiirka Arimaha Dibadaa?
30th December 2012 · 0 Comments
Ninkan ma Wasiirka Arimaha Dibadaa marka uu la kulmayo Wasiirka Arimaha Dibadda ee Sacuudiga Caraabiya,isagoo dhambaal gaarsiiyay uu ka waday Madaxweynaha Soomaaliya,waxana sida Paratakoolka uu dhigayo warqadaha Dhambaalka loo dhiibaa Wasiirka Arimaha Dibadda hadii Wasiirka ama Wasiiradan aysan xanuunsaneyn