Tahniyad Meher Mudane Jamac Feyte iyoMurwo Sahro Sabdi Warsame
31st December 2012 · 0 Comments
Xingalool-GGN: Tahniyad Meher Mudane Jaamac Ayaanle( Feyte) iyo Murwo Sahra Abdi Warsame oo maaanta ay Taarikhdu tahaya 31 Dec 2012 meherkoodu kadhacay Degmada Damala Xagare Ee Gobolka Sanaag
Waxaa tahniyada diraya dadka iyo qoysaska kala ah:
Maxamed cali naaji
Cumar cali naaji iyo
Dhamaan reer caali naaji
Siciid maxamed cali
Cabdiqani xaamud abokor
Daahir maaxmed xasan
Cabdi maxamed burco
Mahdi shire faarax
Barkhad maxamed xaaji
Hooyo xaawo shire jaamac
Farxiyo maxamed
Saynab ayan feyte
Iyo dhamaan reer feyte
Aabe maxamed abdilaahi jaamac
iyo reerkiisa iyo caruurtiisa
Dhaamaaan reer abdilaahi jaamac dheere
Dhamaan reer shire foore
Reer hasan ali tulux
Cumbul faarax bile
Xasan faarax bile
C/saaq maxamed jaamac
Caruurtiisa iyo reerkiisa
Reer faarax bile
Reer xaamud abokor
Reer maxamed siciid jidible
Reer maxamed geele
Dhamaan waxaa qoysaska kor ku qoran hambalyo iyo tahniyad meher udiraayaan Jaamac Ayaanle Feyte iyo Sahra Abdi Warsame waxay leeyihin guurkiina guur kheyr guuluhu ha kayeelo. Bahda Galgalanews agency waxaan leenahay hambalyo wiil iyo caano gabar iyo caano.
By Editor
