Happy New Year, Sanad Wacan Dhamaan Umadda Somaliyeed, Ilahow Sanadkan Dalkeena Nabad Nooga Dhig.
31st December 2012 · 0 Comments
Waxaan Umada Somaliyeed Ilaah ugu baryeynaa in Sanadka Cusub ee Dhashay ilaahay Somaliya ka dhigo Nabad iyo Xasilooni iyo Barwaaqo.
Waxaan leenahay alow nabad iyo Xasilooni Dalkeena Noogu Yeel, Cadaalada iyo Sinaan iyo Hormarna Dalkeena Dib Ugu Soo Celi
