Maxaa ka dhacay Juboyinka Sanadkii Tagay+ Dhageyso
31st December 2012 · 0 Comments
jubooyinka waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay ka dhacay dagaalo ay dad badani ku hoobteen duqeymo iyo barakacii dadka oo aan meel loo dhigo laheeyn
inkastoo dagaaladu u dhaxeeyeen kuwa isku haya siyaaasada Gobolka hadana shacabku kama aysan nasan dagaalo joogta ah iyo duqeymo
hadaba dhageyste iyo akhriste hoos ka dhageeyso faalladoo dhameestiran
By Jaamac Ukun
By Editor
