Xaflad laguna soo dhaweynya ardayda Cusub ayaa Ka dhacday Khartoum Sudan+Sawiro
1st January 2013 · 0 Comments
Xafladaani oo aheyd mid si aad loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu sagootinaayay sandkii tagay laguna soo dhaweeynayay sandka Cusub iyo ardaydi sanadkaani laga qaabilay jaamacda ku yaalla sudaan
Furitaankii aaydaha qur,aanka kadib waxaa ka hadlay goobta qaar ka mid ah ka soo qeyb galyaashii xaflda kuwaa oo dhamaantooodi bogaadiyay ardayda cusub ee sandkaan ku ssoo biiraay jaamacdaha ku yiila sudan una dhabar adeegaan waxbarashada sida ay hadalka u dhigeen
in kastoo la filayo in uu xaflda ka soo qeyb gallo madaxweynha jamhuriyada soomaliya oo ku sugan sudan kana sooo qeyb galay munaasabadiii 57 guuradii ka soo wareegtay kolkii aay sudan ka xorowday gumeestihii ingiriiska 1955 janayo 1 ayaa hadana baaqatay ka soo qeyb galkisa sababo jiray aawadeed
dhextaallo iyo muuqaalo quxoon ay soo bangeen ururada ka jira sudan ka dib waxaa uu jawigu ku soo idlaaday jawi farxadeed
Hoos ka daawo sawirada
by jaamac Ukun
By Editor













