Madaxweynaha Soomaliya oo Khartuum Ardayda Kulla Kulmay+Sawiro+maqal
2nd January 2013 · 0 Comments
Xassan sheeq maxamuud iyo wafuud sare oo uu hor ka cayo ayaa maalin uun ka hor soo gaaray suudaan halkaas oo uuga qeyb galay xafladii sanadguuradii 47 ka soo wareegtay markii dalkaani ay xornimada ka qaatee engiriiska
Munaasabadaasi ka dib xassan sheeq wuxuu kullan wadareed la yeeshay ardayda wax ka barata Jaamacadaha Suudaan Khartoum
iyADOONA XAFLADAASI ay ka soo qeyb galeen ardayda wax ka barta suudaan iyo ururAada haweenka ku sugan suudaan khartoum
Xassan sheeq waxaa uu ka hor jeediyay arday hortooda qudbado qiiro galiyay ka soo qeyb galayaashii xaflda uguna baaqay in ay ardaydu is gacan qabtaan sida uu hadalka u dhigay madaxweynuhu
By Jaamac Ukun
hoos ka dhageyso warbixinta
Hoos ka daawa Sawirada
By Editor






