Gaalkacyo: Madaxwaynihii Hore ee Puntland oo si aad u saraysa Gaalkacyo lowgu soo dhaweeyay”Daawo”
3rd January 2013 · 0 Comments
MINNEAPOLIS-GGNEWS: Waxaa Shalay Soogaaray Magaaladda Gaalkacyo, Madaxwaynihi hore ee Puntland Mudane Cade Muusi Xirsi (Boqor) oo baryahaanba safar ku marayay qaarkamidda magaalooyinka Puntland, ayaa maanta si aad u heersaraysa lowgu soo dhaweeyay Magaaladda Gaalkacyo.
Shacabwaynaha reer Gaalkacyo oo qaybihiisa kala duwanleh ayaa Madaxwayne Cade kaga hortagey meel magaaladda aad uga baxsan.
General Cade muuse ayaa sheegay in uu u yimid Gaalkacyo sidii Puntland loo badbaadinlahaa shacabkana la isugu soo dhawayn lahaa.
Madaxwanaha ayaa rajo fiican ka muujiyay rajadda in shacabka la isku soo jiido








