Ogaysiis ( Shir Teleconference) Dhamaan Jaaliyaddaha Reer Maakhir Dal iyo Dibadba
3rd January 2013 · 0 Comments
MINNEAPOLIS-GGNEWS: Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhir Meel Kasta oo ay Aduunka Ka joogaan, Waxaa la Ogaysiinayaa In uu Jiro Shir Dhinaca Telefoonka ah oo lagaga Waramo doon Waxbarashada iyo Jamacada Maakhir waxaanu soo xidhi doonaa Pro:Zakireye Haji Saciid iyo Aqoonyahano kale oobadan oo kahadlidoona waxbarashada waxaa iyana marti inoo ahaan doona ardayda waxka barta ugaadha,sudan,kenya iyo Somaliya.Jaamacadda waxaa loo furay in ay u adeegto oo badbaadiso guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana Gobolkan ama Mandaqadan Maakhir iyadoo ka duulaysa in ubadka soo koraya laga dhiso xaga aqoonta oo loo sameeeyo xirfado iyo shaqa abuur sidoo kale in ay jaamacadu hoy u noqoto Cilmibaarista oo lagu lafa guro baahida, dhibaha iyo sidii looga gudbi lahaa mustaqbalka.Kasoo qaybgal wanaagsan.
Goorta:AXDA, 01/06/13
Waqtiga: 9:00 PM ( ee Somaliya Time)
London 6:00pm
Minnesota 12:00pm {Duhurnimo}
Lambarka Teleconferenceka lagu soo galiyo kala xidhiidh Numbaradan
Xidhiidhka: Fadlan la soo wac Numbaradan
Yassin S. Dualeh (952)594-5875
