araday shahaadooyin laguudoonsiiyey xingalool+sawiro
10th January 2013 · 0 Comments
xingalool-GGN: maanta xaflad ka dhacday degmada xingalool lagu gudoonsiiyey shahaadooyin araday dhamaysay machadka xirfadaha kumbuyuutarka shahaadooyin.
xaflada oo ay kasoo qayb galeen bulshada ku dhaqan degmada xingalool ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay maamulaha machadkaICCP mudane c/qani xaamud oo warbixin kusaasbsan machadka soo jeediyey isagoo sheeagy inay maanta tahay wax lagu farxo inay ay ka qalin jebiyaaan machadka iccp dufcadii 3aad oo ka kooban arday dhan 25 arday.
sidoo kale munasabada waxaa joogay taliyaha ciidanka booliska sanaag gaashaanle sare axmed siciid gegaroor oo amaanay maamulka iyo macaliminta ICCP .
sidoo kale masuuliyiintii goobta xaflada ka hadashay waxaa kamid ah Maxmed warsame cali ,daahir m xasan iyo maxamuud rooje oo goob jooga ahaa ahaa xaflada.
machadka ayaa ah kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo lagu furay xingalool ilaa haatana waxaa ka baxay arday kor u dhaafaysa 1oo arday
hoos ka daawada sawiro kooban waxaan idiin soo gudbin doonaa sawir
kale
By Editor



