Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Latest News

Dhageyso Dr. Faroole “Dastuurka Taabashadiisa, Dhibaato ayaa Ka Dhalan Karta”

10th January 2013   ·   0 Comments

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 4-aad ee kasoo wareegatay markii loo caleemo saaray xilka madaxtinimada Puntland ayaa sheegay in hadii Baarlamaanka hadda jira ay isku taabtaan dastuurka federaalka ah ee Soomaaliya ay arintaasi horseedi karto mushkilad hor leh iyo inuu dalku kala go. HALKAAN RIIX SAAD U DHAGEYSATID MAD. FAROOLE

By

Readers Comments (0)