Daawo Sawirada Kumaandooska Faransiiska oo Soomaali Ku Laayay Buullo Mareer
12th January 2013 · 0 Comments
Wasaarada gaashaandhiga faransiiska ayaa sheegtay in ciidamadeeda kumaandooska ay 17 qof oo ka tirsan al-Shabaab ku dileen degmada Buulo-mareer halkaas oo afduub loogu heystay mid kamida  mukhaabaradka faransiiska oo Soomaaliya afduub loogu heystay tan iyo sanadkii 2009.
HALKAAN KA EEG WARBXINTA IYO SAWIRADA
By Editor
